Hon Yacquub cali Maxamed

Hon Yacquub cali Maxamed Hon Yacquub cali maxamed warar

Permanently closed.
25/03/2024
Dibbaka ficanandota
29/10/2022

Dibbaka ficanandota

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaa...
20/10/2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobolleedka Hirshabelle, Mudane Yusuf Axmed Xagar, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan, Masuuliyiin iyo dadweyne aad u fara badan.

Cali Yare Cali  wale majooga  gobalka
10/10/2022

Cali Yare Cali wale majooga gobalka

02/10/2022

Roob mir iyo Bariiso isku jira’a ayaa ku hooray gobalada dalka, inta aan lahadlay waa qeybo kamid ah Galguduud, Mudug ilaa Nugaal.

Ilaahay Raxmadiisa ayaa timi, taas oo wax kasta ka weyn kana guda balaaran oo aan waxba lala barbardhigi karin.

Alxamdulilaah, Allaa Mahad leh

14/09/2022

Sodhawada asxaabta

21/08/2022

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabgabeeyay weerarkii Hotel Hayat ee magaalasa Muqdisho, kaasi oo socday muddo laba maalmood ah.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 106 qof, balse tirada dhimashada may sheegin.

Hambalyo waziika cusub ee Somalia guùuuli iyo gobanimo insha allah
02/08/2022

Hambalyo waziika cusub ee Somalia guùuuli iyo gobanimo insha allah

Address

Sin Ho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Yacquub cali Maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share