Bahdiid

Bahdiid my page is bahdiid aqoon iyo afgarad

06/13/2022

Always is me

Garabla hospital duduble foundations building
06/13/2022

Garabla hospital duduble foundations building

04/20/2022

Tahniyad dhalasho
Waxan halkan tahniyad dhalasho uga diraa
Walalkay cabdirisaq xaji hassan cali iyo dumashiday oo wiil ugu dhashay dalka canada
Waxan idin leeyahay hambalyo hambalyo
Wiilkayga adeer soo bar baar ilaahay haka dhigo wiilkii lagu diirsado diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisa alle ku anfaco adeer soo bar baar insha allah ilaahay cimri iyo caafimaad hakugu deeqo insha allah

Kalmadaan inta aamintay ayaa ah dadka lagu tilmami karo in ayagu yihiin islaam Alle iyo rasuulka oo la rumeeyo ayaa ah a...
03/01/2022

Kalmadaan inta aamintay ayaa ah dadka lagu tilmami karo in ayagu yihiin islaam
Alle iyo rasuulka oo la rumeeyo ayaa ah albaabka koowaad ee islaamnimadu leedahay hadabo qofka shiiciga ah ma la odhan karaa waa islaam ?

Address

Weehawken, NJ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahdiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bahdiid:

Share