01/09/2023
Halgamaa Dalkeen ku Difaacay qalinka baa maanta qaatay Qoriga oo dalka soo galay
Dhamaan dadka reer Ssc markay ay ka tanaasulaan danaha shakhsiyadeed oo dalka ay u tanaasulaan waxaa gaadhaynaa meesha aan u socono oo ah Dawlad aan inagu leenahay oo Ilaalisa Sharfteen Dalkeena ,Dadkeena Iyo Diinteena
Halgamaa Cabdiqani Xasan Tariikhta ku xusi doonta
GUUL IN SHA ALLAH REER SSC