Abubakar Bookstore

Abubakar Bookstore Abubakar bookstore is located in Minneapolis MN 55407 Tel:612-236-6080

07/05/2025

Safarkii dacwada ee aan maanta ku tegnay degrade Falaafe oo aan ka soo furnay Marasadii 14aad ee ay ka fureen gudiga dacwada Qalaafe oo uu hogaaminayo Sh Mohamed Adan ( Afloow)

06/16/2025

Bishaaro ka timid Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga (IUJ)

Maamulka Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga waxa uu si farxad leh ugu bishaaraynayaa Bulsho-weynta Deegaanka Soomaalida in la bilaabi doono Barnaamijka Fogaan-dhigashada (Distance Education), kaasoo si rasmi ah loogu daahfuri doono Magaalada Godey maalinta Khamista ah ee taariikhdu tahay 19-ka June 2025, oo ku beegan 23-da Dhu’l-Xijjah 1446 H.

Barnaamijkani waxa uu fursad qaali ah u yahay dhammaan dadka doonaya in ay helaan waxbarasho tayo leh iyaga oo aan u baahnayn in ay u safraan xarunta jaamacadda.

Waxaan ugu baaqaynaa shacabka reer Godey iyo guud ahaan Deegaanka Soomaalida in ay ka faa’iidaystaan fursaddan dahabiga ah ee Eebbe inoo suurta geliyey, si kor loogu qaado heerka aqoonta iyo horumarka bulshada.

Jaamacadda Islaamiga ah ee Jigjiga
Waxbarasho Qurux badan, Mustaqbal Qurux badan

الجامعة الإسلامية في جكجكا - islamic University of Jigjiga

06/15/2025
06/20/2024

Guul wayn oo u soo hoyatay ciidamada Boliiska koonfurta Minneapolis MN ka dib markii ay soo qabteen Gaangiskii ugu badnaa ee dhibka ku hayay dadka degan Magaalada Minneapolis kuwaa oo dadka ku hayay dhac b**b dil iyo iiibinta daroogoonka kala duwan Gaangiskaa oo lahaa magacyo kala duwan oo kala ah Highs, Lows. Bloods iyo 10Z/20z. Tirade Gaandiskan la soo qabtay ayaa lagu sheegay in ay dhan yihiin 70 qof waxa kale oo ay Booliiska sheegeen in ay ku daba jiraan qaar kale. Waxaa nafis wayn laga dareeyay Magaalqda Minneapolis waxaan leenahay ilaah ha noo siyaadiyo nimcadaa kuwa ku shukriyana Alle ha naga dhigo Nusqanteeda nimcadaana Alle ha naga hayo.

06/16/2024

minnie sida looga ciiday

06/06/2024

Kitaabkii A daa’u wa Dawaa (Dhibikii nabiga scw)
Sh Abdihakiin Hassan Hussein

Casharkii 4aad

06/04/2024

Kitaabkii A daa’u wa Dawaa (Dhibikii nabiga scw)
Sh Abdihakiin Hassan Hussein

Casharkii 2aad

Mahad idilkeed Allaha Raxmaanka ayaa leh waxaan u hanbalyeeynayaa dhamaan ardayda soomaalida ee kala galay kaalimaha ugu...
05/23/2024

Mahad idilkeed Allaha Raxmaanka ayaa leh waxaan u hanbalyeeynayaa dhamaan ardayda soomaalida ee kala galay kaalimaha ugu horeeya tartankii quraanka ee lagu qqabtay Liibiya kuwaa oo kala ah 1aad 2aad oo ay isla gashay laba arday oo soomaali ah iyo numbarka 5aad waxaan leenahay hambalyo Hambalyo.

Address

2833 13th Avenue S Ste 102
Minneapolis, MN
55407

Opening Hours

Monday 10:30am - 11:30pm
Tuesday 10:30am - 11:30pm
Wednesday 10:30am - 11:30pm
Thursday 10:30am - 11:30pm
Friday 10:30am - 11:30pm
Saturday 9am - 11:30pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+16122366080

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abubakar Bookstore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abubakar Bookstore:

Share

Category