Gaal-jecel Tv

Gaal-jecel Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaal-jecel Tv, Shopping & retail, Inglewood, CA.

08/23/2021

Baladweyne waa nabad cid qalqal galin kartana majirta

Cid gooni ah oo amarkeda lehna majirta waxaa joogaa kumanan ciidanka darawishta besha gaal-jecel iyo macawisleyda , Militariga ah kuwaa oo sugaya amniga baladweyne iyo shacabka ku dhaqan

Hiiraan waa gobol ubahan Hormar buuxa maanta qalqal siyasaded uma bahno
Besha gaal-jecel waxay ku baaqeysaa in si wadajir ah amniga gobolka iyo kan dagmada baladweyne looga shaqeya hadii taa iman weyda cid kasta utashato goobta aay gobolka iyo dagmada baladweyne ka dagan tahay

Beesha Gaaljecel saransor waxay balan qadeysa amniga Galbedka Baladweyne

Xafada Buundaweyn iyo Holwadag

Taa oo aay ka dhico donta dorashada Aqalka hoose maalmaha nagu soo aadan

Amniga casimada waxaa naga wada saran Masuliyad

Cid amnigedana ka sugeyna majirta

Sarakisha iyo Taliyasha ciidamada besha gaal-jecel saransoor waxa lafarayaa in aay
Si Hufan amanka baladweyne usugaan cidii talaabo qaldana qaada aay ka Hortagaan


Waxuu kasoo dagi doonaa Malmahana nagu soo aadan

OO uu malmahan kasocday dib udayactir Xoogaan isha allah

06/12/2021
Caleema saarka nabadonka beesha xaaji gar_gelis Dirisame gaal_jecel
08/18/2020

Caleema saarka nabadonka beesha xaaji gar_gelis Dirisame gaal_jecel

Shirkii aaya katashiga walalahen dagoodiye saransoor wajigiisii kowaad oo manta kadhacay muqdisho Iyadoona looga hadlay ...
07/10/2020

Shirkii aaya katashiga walalahen dagoodiye saransoor wajigiisii kowaad oo manta kadhacay muqdisho
Iyadoona looga hadlay arimo dhowr ah oo aay kamid yihiin
Helida matalada besha aay ku leedahay dolwada soomalia

Address

Inglewood, CA
90301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaal-jecel Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share