Iqra Bookstore INC

Iqra Bookstore INC Iqra Bookstore is a business located in Columbus, Ohio and the sell Books, Clothes, CDS, and more.

03/21/2026

عيد مبارك،
كل عام وأنتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وتلاوة القرآن وصالح الأعمال.

02/21/2026

إن شهر رمضان هو التحدي الكبير لكل مسلم، ليختبر نفسه بالالتزام بالعبادات.

Macalimiinta iyo Waalidiinta  Columbus Ohio waa inoo caawa after maqrib iyo Masjidka ibnu taymiya rabbi kuwii kala faaii...
06/22/2024

Macalimiinta iyo Waalidiinta Columbus Ohio waa inoo caawa after maqrib iyo Masjidka ibnu taymiya rabbi kuwii kala faaiideeysta hanaga dhigo Aamiin yaa rabbi.

مبارك علينا وعليكم عيد الأضحى ، أعاده الله علينا وعلى الأمة الإسلامية بالخير والبركات والتمكين .تقبل الله منا ومنكم صالح...
06/16/2024

مبارك علينا وعليكم عيد الأضحى ، أعاده الله علينا وعلى الأمة الإسلامية بالخير والبركات والتمكين .
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، ووفقنا وإياكم لما يحب ويرضى.
أخوكم
عبدالله حسن الصنعاني.

06/13/2024

Alhamdulillaah i am in Columbus Ohio.

Thank you for whole brothers and sisters.

وصلت بالسلامة والحمدلله، وشكرا للجميع.

06/01/2024
Waxaa si habsami leh Noogu soo gabagabowday dowrdadii (أسهل الطرق لتريس التربية إسلامية).Oona lagu soo banshigay buugta ...
06/01/2024

Waxaa si habsami leh Noogu soo gabagabowday dowrdadii (أسهل الطرق لتريس التربية إسلامية).
Oona lagu soo banshigay buugta uu qoray Dr Abdullahi Farah Sancaani Allaha barakeeye.

Order from now
☎️ Contact us:

Call: +614 500 0626
WhatsApp Number: +614 500 0626
Email in: [email protected]
Web: http://www.iqrabookstore.com

Iqraa Bookstore is located in Banadir Mall, Columbus, Ohio, USA

06/01/2024
05/28/2024

Maamulka maktada Iqra Bookstore INC DR. CABDULLAAHI XASAN FAARAX oo qoray kitaabka caanka ahaa ee أساسيات في التربية الإسلامية waxa uu JIMCAHA 1:30 duhurka qaban doonaa dowro ku saabsan sida ugu fudud ee ardayda dugsiyada Quraanka loo bari maadada TARBIYADA ISLAAMIGA.

📢Dowradu waa FREE.

F.G. Kasoo qeyb galayaasha Dowrada waxa ay abaal marin ahaan u heli doonaan qeyb kamid ah kutubtii uu qoray Sheekha, inta dowradu socoto.

Si aysan kaaga xirmin diiwaan gelinta
fadlan la xiriir: 0614444901

Iqra Bookstore is a business located in Columbus, Ohio and the sell Books, Clothes, CDS, and more.

05/28/2024

تقيم المؤسسة دورة مهمة بعنوان: أسهل الطرق لتدريس التربية الإسلامية في الحلقات القرآنية.

مقدم الدورة:
الشيخ الدكتور عبد الله حسن فارح.
- مؤلف الكتاب الشهير: (أساسيات في التربية الإسلامية).
- مؤلف سلسلة: مدخل في التربية الإسلامية.
- خبير في التربية وتطوير الحلقات القرآنية.
- مدير مراكز ومؤسسات في أمريكا وأوروبا.

موعد الدورة:
الجمعة 23 ذو العقدة 1445هـ الموافق 31 مايو 2024م.

المكان:
قاعة مؤسسة الماهر.

للتسجيل والاستفسار يرجى التواصل مع العناوين التالية:
0614444901

واتساب:
https://wa.link/uvupot

صفتحنا في الإنستغرام:
https://www.instagram.com/almahirorg

قناتنا في اليوتيوب:
https://www.youtube.com/
قناتنا في تليجرام:
https://t.me/almahirorg

Iqra Bookstore is a business located in Columbus, Ohio and the sell Books, Clothes, CDS, and more.

05/28/2024

Mahad Naq:

Katimid :Reer Sheekh Xasan Faarax Cigaal Gaareey.
Kuna socota : Walaalaha Nala tiiraanyooday oo nooga soo tacsiyeeyay Geeridii Xanuunka Badnayd ee ku Timid Hooyo Macaan
Xabiibo Yuusuf Mareexaan.

1- Waxaan umahadcelinaynaa allaah oo nawaafajiyay dhamaan inta ay dhashay hooyo xabiibo in aan xanuunkeeda iyo duugteedaba anagoon mid naga maqnayn iskugu imaano alxamdulilaah.

2- Kadib waxaan Umahad celinaynaa dhamaan Ehelkii , Asxaabtii,Culumadii,aqoonyahankii iyo Wax garadkii rag iyo dumar nala garab taagnaa ducada oo mar kasta naga warhayay,,Rabbi miisaanka xasanaadka ha ugu daro.

3- Hooyo Macaan rabbi ha u naxariisto oo ha u danbi dhaafo hooyo aad u qiimo badan ayeey ahayd oo si wanaagsan noo soo korisay oo wax barasho qiima leh na bartay nana fahamsiisay qiimaha noolasha.
Waxeey noo ahayd Hooyo, waxeey noo ahayd Macalimad , waxeey noo ahayd lataliye, waxeey noo ahayd nuur noo shidnaa oo noo ifiya mugdi kasta oon dareeno.

aniga Cabdullaahi Sh Xasan ah ee hada qoraya qoraalkan qalinkeeyga waa qaban la’yahay wax qorida indhuhuna waa arki la’yihiin waxa aan qoraayo,, Ishu way ilmeeyn, qalbiguna wuu murugoon, laakiin dhihi mayno wax alle raali ka yahay mooye .

Cidlo aan la qiyaasi karin ayaan dareemaynaa dhamaanteen.
Rabbi hooyo xabiibo ha u naxariisto , jannatul firdowsana ha geeyo 🤲🤲🤲.
Ameeen yaa rabi 🤲🤲.

Jazaakumullaahu khayran dhamaantiin.

Reer Sheekh Xasan Faarax Cigaal Gaareey.
============================

Address

3252 B Cleveland Avenue
Columbus, OH
43224

Opening Hours

Monday 10:30am - 6:30pm
Tuesday 10:30am - 6:30pm
Wednesday 10:30am - 6:30pm
Friday 10:30am - 6:30pm
Saturday 10:30am - 6:30pm
Sunday 10:30am - 6:30pm

Telephone

+16145000626

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iqra Bookstore INC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category