Muhammad Sheikh

Muhammad Sheikh Business

Eid_Mubarakتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك. Dhamaan ummadda Muslimka ...
01/05/2022

Eid_Mubarak

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
وكل عام وانتم بخير بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك.
Dhamaan ummadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed waxaan idinku hambalyaynayaa Ciid Al fitr ilaahay hanaga Aqbalo Bishii Barakaysanayd Ee Ramadan Acmashii khayrka ahaa ee aan sameenay
Aamin

28/03/2022

40 sano ka hor dadka oo gaajo la il daran ayaa dawaaqiidu ugu heesi jireen “Hir caleen leh iyo doog ayeynu hiigsanaa”. Dadku hadii ay Rabbi swt ka go’aan, waxaa hubaal ah in maalinba daaquut cusubi subaxba hees cusub ku haasaawin doono.

26/03/2022

Waxaan halkaan kal samayaa dhammaan saaxiibada halkaan ila joga

17/03/2022

💭 Diinta Allaah agtiisa ka timid waxay u timid inay waaqaca beddesho, oo ay hanato, iyo inay saxdo oo ay habayso.

🖋 Waa waaqaca ay diinta laf ahaanteedu dhalinayso, oo manhajkeeda ku socda, fidrada bani’aadamkana waafaqsan, isla markaana xaqiijinaya baahiyaha bani’aadamka ee dhabta ah dhammaan, kuwaasoo uu xaddidayo Allihii abuuray, aqoonna u leh wixii uu abuuray.

قال تعالى(أَلَا يَعْلَمُ مَنْ خَلَقَ وَهُوَ اللَّطِيفُ الْخَبِيرُ)

🖋 Diintu waaqaca uma waajahdo si ay u qirto, oo garab ugu noqoto, xukun sharci ahna u raadiso si loo suro sidii boor la soo ergeday!.

🖋 Diintu waxa ay waaqaca u waajahdaa si ay miisaankeeda u saarto, oo wixii saxsanna ay u sugto, wixii khaldanna ay u buriso, haddii aysan raalli ka noqoninna u dhisto waaqac ka duwan, waaqacaas ay dhistayna waa midka la rabo.

🖋 Waa sidaas macnaha in Islaamku yahay “diin waaqaca loogu tala galay”, ama sida saxda ku ah macnaheeda.

⚡ ilaaha Illallaah waa Manhaj Nololeed

📒 Shuruux: Sharaxaadda Kitaabka Tusmooyinka Dhabbaha

17/03/2022

Alaha Barakeeyo Sheikh Mustaf Haji Ismael

17/03/2022


Ilaahayow Makhraati iiga ahow waxaan cafiyay Dhamaan Dadka cid kastoo aan wax ka tirsanayay waxaan u caafiyay adiga dartaa ee allow adigana i cafi oo ii dambi dhaaf.

17/03/2022

إنِ الحُكمُ إلا لله - الحلقة {14}

يقول الله تعالى في سورة المائدة: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا أَوْفُوا بِالْعُقُودِ ۚ أُحِلَّتْ لَكُم بَهِيمَةُ الْأَنْعَامِ إِلَّا مَا يُتْلَىٰ عَلَيْكُمْ غَيْرَ مُحِلِّي الصَّيْدِ وَأَنتُمْ حُرُمٌ ۗ إِنَّ اللَّهَ يَحْكُمُ مَا يُرِيدُ (1)} المائدة.

إن الله يقضي في خلقه ما يشاء من تحليل ما أراد تحليله، وتحريم ما أراد تحريمه، وإيجاب ما شاء إيجابه عليهم، وغير ذلك من أحكامه وقضاياه؛ فأوفوا أيها المؤمنون له بما عقدَ عليكم من تحليل ما أحل لكم وتحريم ما حرّم عليكم، وغير ذلك من عقوده؛ فلا تنكثوها ولا تنقضوها. وأول هذه العقود هو عقد الإيمان بالله، ومعرفة حقيقة ألوهيته سبحانه، ومقتضى العبودية لألوهيته. هذا العقد الذي تنبثق منه وتقوم عليه سائر العقود، وسائر الضوابط في الحياة.

هذا ما سنتحدث عنه في الحلقة الرابعة عشر من سلسلة حلقات "إن الحكم إلا لله".. فتابعونا

إنِ_الحُكم_إلا_لله

16/03/2022

Ilaahay ayaan ka baryaynaaa inuu na waafajiyo khayr iyo barwaaqo

14/03/2022

Waxaan ku soo dhawaanay Curashada Bisha Khayrka iyo Dambi dhaafka waxaan ilaahay ka baryayaa inuu inagu gaarsiiyo nabad qab caafimaad iyo firfircooni aan ku gudano wajibaadka xajka

08/02/2022

Allaah swt wuxuu noo caddeeyey in uu xujadii nagu oogay oo xaqii noo caddeeyey, qofkii xaq doon ah xaqii waa loo caddeeyey kii aan xaq dooneynna asagaa is dulmiyey oo cid kale yuu eedin.
Alle swt wuxuu yiri؛
قَدْ جَاءَكُم بَصَائِرُ مِن رَّبِّكُمْ ۖ فَمَنْ أَبْصَرَ فَلِنَفْسِهِ ۖ وَمَنْ عَمِيَ فَعَلَيْهَا ۚ وَمَا أَنَا
عَلَيْكُم بِحَفِيظٍ
"Xaqiidii waxaa idiin yimid aayado cad cad(xujo cad) oo Rabbigiin xaggiisa idinkaga timid, qofkii araka xujooyinkaas - qofka xaqa arka oo ku dhaqma-naftiisa ayaa leh wanaaggaas, qofkii indha beela oo xaqa ka indho beela, naftiisa ayey dhibeysaa, aniguna ma ahi(nabiga ayaa ku leh) mid idin ilaalinaya odin waardiyeynaya".
Wsrku waa cad yahay qofkii xaq doon ah xaqii iyo baadilkii waa loo kala caddeeyey, dariiqa xaqaa iyo dariiqa baadilka waa la kala caddeeyey, iimasnka iyo kufriga waa la kala caddeeyey, qof walbow kii aad doorato ayaad leedahay,cid ku khasbeysana ma jirto.

Hussein Afrah

04/02/2022

Dadow Allaah《swt》 wuxuu na farayaa in aan ku kufrino oo diidno Daaquut dhammaantiis oo Allah《swt》 kaliya rumeeyno una hoggaansanno, markaas ayaan Islaam nahay.
ومن يكفر بالطاغوت ويؤمن بالله فقد استمسك بالعروة الوثقى.

Address

Kampala
10102

Telephone

+211928161611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muhammad Sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muhammad Sheikh:

Share