Abdihakin abdalla

Abdihakin abdalla KU SO DHAWAW PAGE KA ABDIHAKIN MASTIKO

20/05/2022

war hawiyow xishooda oo baaba jeey waa nin naafa ah fikirkiisa ayuu hadlay ee ka leexda

14/05/2022

Waa fariin ku sucoto xildhibaanada somaliyeed berito waa 15 may

12/05/2022

vlog yar oo xiiso gaara xambaarsan

12/05/2022

hawiyow waxaan u maleynayaa in sabaaxadii inku dhacday 2017 in markale ay indinku dhacdo 2022

07/05/2022

waxaan idinka soo salaamayaa hiiraan gaar ahaan degmada maxaas

07/05/2022

kuwa aan damiirka laheyn baan la hadlayaa

06/05/2022

15 may ka dib sidee noqon doonta xaalada somalia?

05/05/2022

sharafi dhimatay hadii aad maqli jirtay waatan ee daawo

02/05/2022

GUD cali jeyte cismaan oo sheegay in dhaqaalaha ay uruuriyaan aysan jirin cid kala xisaabtanta ama weydiisaaba

01/05/2022

dhaqaalaha ka soo xarooda magaalada baledweyne xagee maraa yaase qaato

30/04/2022

dadka cuqdadeysan warkooda kuma jirno ee waxaa noo balan ah doorasha madaxweynaha

29/04/2022

faalkeygu wuxuu sheegay in madaxweynaha soo socdo uu noqon doono nin ka soo jeedo gobalka hiiraan insha allah

Address

Istanbul
34290

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakin abdalla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share