17/02/2026
πΉππππ
ππ π²πππππ π«ππππππ π΄ππππππππππ π²πππππ π«ππππππ π
ππππ
π ππ
Allh Baa mahad leh , inagu Gaarsiyey Caafimad iyo Barwaaqo bishani barakeysan ee Ramadan.
Waxaa Hubaal Ah in Dad badani bishii h**e Nala soomay ay maanta naga hooseyaan , sidaasi si lamida anagana mahubno in Aynu Gaari doono soonka xiga , sidaasi darteed iska cafi qof walbo oo aad wax katabaneysid Allena kabari in uu kuu dambi dhaafo Janadiisana Kugu arzaaqo bilaa xisaab.
Allah inaga wada dhigo dhamaantena kuwii bishani siday tahay ugu Faaideysta Barkooyinkeda aan xisaabta lahayn.
Ramadan mubaarik Dhamntiina ππ»ππ