06/07/2018
Kooxda Atletico Madrid oo kala heshiisay AC Milan weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic
(Atletico) 06 Luulyo 2018. Kooxda Atletico Madrid ayaa kala heshiisay dhigeeda AC Milan saxiixa weeraryahanka xulka qaranka Croatia Nikola Kalinic. Sida laga soo xigtay wargeyska “Sport Italy” heshiiska ayaa lagu soo xiray in Nikola Kalinic uu sanadii mushaar ahaan ku qaadan doono aduun dhan 3 m...