Maanta Online

Maanta Online no. thanks Wehel ka dhigo Maanta Online, ka akhriso warar xaqiiqo ah, macluumaadyo xiiso leh iyo qormooyin dhab ka hadal ah iyo Isboortiga.

14/04/2022

Ra''iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo...

09/01/2022
Shirka golaha wada tashiga ee   ka socday ayaa qarka u saaran inuu fashilmo kadib markii la isku mari waayay oo madaxda ...
06/01/2022

Shirka golaha wada tashiga ee ka socday ayaa qarka u saaran inuu fashilmo kadib markii la isku mari waayay oo madaxda maamul goboleedyada qaarkood ka hor yimaadeen in amniga dalka lagu wareejiyo Ra'iisal Wasaare Rooble, inkasta oo maalinta Sabtida ah la isugu soo laabanayo.

11/11/2021

sawirroWararka Seminaar ku saabsan cudurada Wadnaha & Neef-mareenka oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro) By Webmaster - November 11, 2021 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Aqoon isweydaarsi looga hadlayey hababka ogaanshaha cudurada neef-mareenka iyo xididdada dhiigga (Current diagnostic m**h...

Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia ayaa Persona Non-grata loogu jaray Ku igeenka Midowga Afrika ee...
04/11/2021

Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia ayaa Persona Non-grata loogu jaray Ku igeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah.

03/11/2021

Ethiopia oo xaaladeeda laga deyrinayo.

06/06/2021

Somaliland elections: Opposition parties win majority of seats June 7, 2021 5 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Email Print Two opposition parties in Somalia’s breakaway Somaliland region have won a majority of seats in the region’s first parliamentary election in 16 years, according to the Na...

04/06/2021

Dowladda Soomaliya oo cambaareysay howlgallada Kenya ee dhanka Cirka ah June 4, 2021 5 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Email Print Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) waxay si adag u cambaareyneysay duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo laguna dhaawaco....

04/06/2021

Somali army says kills 70 Shabab militants June 4, 2021 9 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Email Print The Somali National Army (SNA) said its special forces unit killed 70 Shabab militants and injured several others on Thursday near Jowhar, a town in the Middle Shabelle region. Army spokesman Al...

Address

Xalane
Mogadishu
252

Telephone

615662810

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanta Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maanta Online:

Share

Category