26/10/2025
Ma rabtaa boorar soo jiidasho leh oo qurux badan?
Ma u baahan tahay nashqad xirfadaysan oo buug, kaar, ama xayeysiin ah?
Ku soo dhowow sky printing
halka hal-abuurka iyo daabacaaddu isku daraan tayo iyo qurux
Waxaan ku soo bandhigeynaa:
✨ Nashqad casri ah (designs creative ah)
✨ Daabacaad tayo sare leh
✨ Boorar ganacsi, aroos, xaflado & xayeysiin
✨ Card business, menu, & banner daabacan
✨ Qiimo jaban + adeeg degdeg ah
💬 Waxaan rumeysannahay in naqshad fiican ay hadal ka xoog badan tahay!
📍 Ku hel adeegga ugu dhow tayada degdega iyo kalsoonida.
📞 Nala soo xiriir: 618 05 81 53
📍 Goobta: Bakaaro
📸 Na raac: Sky Printing