Hadal wanaag

Hadal wanaag ku sali nabiga wll scw

Permanently closed.
03/01/2023

ℚ𝕦𝕣𝕦𝕩𝕕𝕒 𝕕𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕨𝕒𝕒 𝕢𝕒𝕝𝕓𝕚𝕘𝕒 🧸

03/01/2023

Ma ogtahay in aad dadka u qurux badan thy?

انا لله وانا اليه راجعون.Tacsi Tiiraanyo leh.Waxaan u tacsiyeenayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii qa...
18/08/2022

انا لله وانا اليه راجعون.
Tacsi Tiiraanyo leh.

Waxaan u tacsiyeenayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Abwaan Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta Ku geeriyooday hargeysa.

Abwaan Hadraawi wuxuu gacan wayn ka gaystay horumarinta afka, dhaqanka, fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Rabi janatul firdows haka waraabiyo ehelka iyo Ummadda Soomaaliyeedna samir haka wada siiyo.
انا لله وانا اليه راجعون

20/06/2022

Hees iyo istel wey isku raceen iskabulo in dhaha cesta ee hesta dhagesta

25/04/2022

Islaam nimada yey af ka noqon wll
Hanoqoto mid dhiiga iyo qalbiga kaga jirto
Allahu akbar
Masha allah

Dad waa dadkii h**e waxey is modaan dad karoon kale kuwa hada jooga
23/04/2022

Dad waa dadkii h**e waxey is modaan dad karoon kale kuwa hada jooga

Cadowga nolasha kore ha arko mida hose anagaa is ogee allow inaga dhig mid isku xiran Oo qal biyadooda hal ah
14/04/2022

Cadowga nolasha kore ha arko mida hose anagaa is ogee allow inaga dhig mid isku xiran
Oo qal biyadooda hal ah

Allow ramadanka si nabad ah inoogu dhameey aminta inagu kaal meeya
09/04/2022

Allow ramadanka si nabad ah inoogu dhameey aminta inagu kaal meeya

04/04/2022

M.a allow cimri iyo cafimad an ku tagno allow nasii

Bari oo ah malin sabti ah tariiqdu tahy 2/4/2022 / waxaa leesku raacay inee tahay ramadan (ramadaan kariim)
01/04/2022

Bari oo ah malin sabti ah tariiqdu tahy 2/4/2022 / waxaa leesku raacay inee tahay ramadan (ramadaan kariim)

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hadal wanaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hadal wanaag:

Share