Deeqsan Styles

Deeqsan Styles Deeqsan Styles waa Hoyga Hablaha waxayna kuu diyaarisay dhaman alaabaha dumarka nuucyadii ugu danbeyay. Xarumaaheena waxay ku yalaan somalia and kenya.

30/07/2026

Waa idin diyaar cabayidihii plane abaya # planeabaya

26/07/2026
Jumca jamiilah.Hanbalyo dhamaan umada soomaliyeed gaar ahaan macmiisheena sharaftabadan.Waxaan malamhan Qiimaha badan da...
26/06/2026

Jumca jamiilah.
Hanbalyo dhamaan umada soomaliyeed gaar ahaan macmiisheena sharaftabadan.

Waxaan malamhan Qiimaha badan dalkeena uu ka xoroobay gumaysaha awgeed idiin samaynay Qiimadhimis balaaran 20% ilaa 50% dhamaan alaabaha yaala tukaamadeena kenya 🇰🇪 and Somalia 🇸🇴.

Kudamaashaada malmahan farxadabadan iyo Qiimadhimista tukaamada Deeqsan.

Mhdsanidin.

20/06/2026

🖤FARIINTA TUUGA 🖤

▪️Tuuggu wuxuu moodaa inuu hanti qaatay, balse wuxuu sitaa ceeb aan dhammaanayn iyo xisaab sugaysa.

▪️ Wax la xado waa la isticmaali karaa, laakiin sharaf la xado laguma noolaado.

▪️ Tuuggu wuxuu moodaa inuu wax helay, balse wuxuu illoobaa in wixii xaq-darro lagu qaato ay maalin uun ka tagayaan.

▪️ Qofku wuxuu qarsan karaa falka uu sameeyey, laakiin ma qarsan karo cawaaqibkiisa.
✨guys vediogan tuuga ugeeya qobrad haka helee

17/06/2026

Ma Kastom keena ookale lama hesan karo cimamadiina 💕🥰vediogan xaqiisa siiya gabdho.
Deeqsan’s home of elegance

15/06/2026

📍 Deeqsan Styles – Kenya 🇰🇪

✨ Ku soo dhowaada xarunteenna kenya 🇰🇪

✨ Halka ay isku waafaqaan tayo, qurux , iyo qiimo jaban.

💖 halka aad ka heli karto cabayado iyo dhar casri ah oo tayo sare leh.

🛍️ Qurux, tayo iyo qiimo macquul ah hal meel ayaad ka wada helaysaa.

❤️ Macaamiisheena qaaliga ah mar walba waa mudnaanteena koobaad

📌 Nagu soo booqo maanta, oo la wadaag asxaabtaada!

Nairobi ShopWithUs ✨🤍
abayafashion
hijabstyle
modestfashion

12/06/2026

Dhamaan dadka gulesty waxaan lenahay hanbalyo intaa gulesanina markle iyo jaanisyadakle ka faaidesta insha Allah

11/06/2026

deeqsan style uniqueness is our brand!

Address

Taleex Luuqa Xayaat Mall Smart Mall Kenya Bbs Mall Lower Ground Shope Number LGE10/11
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeqsan Styles posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deeqsan Styles:

Shortcuts

Share