Farxad Beauty Shop

Farxad Beauty Shop Kusoodhawow wll FARXAD BEAUTY
Waan ku faraxsanahay in aad nala soo xiriirto wixii intaa dherad ah c

Maka cabaneysaa indho xanuun iyo cun cun indha ah maledahay xasaasiyad hadaba 7 bari ayaad ku heleysaa natiijada insha a...
29/12/2021

Maka cabaneysaa indho xanuun iyo cun cun indha ah maledahay xasaasiyad hadaba 7 bari ayaad ku heleysaa natiijada insha allah wixii faah faahina igala sooxiriir Call what’s App 0616226363

Waxaa idiin heynaa Apartment 2 qol 1 musqul jiko wadag xamar jadiid madiina warsame dalaal lagaama rabo waana nadiif iga...
16/12/2021

Waxaa idiin heynaa Apartment 2 qol 1 musqul jiko wadag xamar jadiid madiina warsame dalaal lagaama rabo waana nadiif igala soxiriir call 📞 what’s App 0616226363

25/11/2021
AG BEAUTY MIST wajiga aya lagu buufinayaa waxana loo isticmaalaa - Hurka wajiga - Anti aging - Qaleelka wajiga- Qoraxda ...
15/11/2021

AG BEAUTY MIST wajiga aya lagu buufinayaa waxana loo isticmaalaa
- Hurka wajiga
- Anti aging
- Qaleelka wajiga
- Qoraxda inu wajiga ka difaco

Waa Herbal 100%

Waxaa laguugu keenaya goobtaada iyo gurigaada FREE DELIVERY. Nagala soo xiriir Call what's up 0616226363

14/11/2021


Waa cunto caawiye dabiici ah taya sarena leh, waxaa loo naqshadeeyey in ay jirkeena dib ugu soo celiso awoodiisa rasmiga ah, dayactirtana dhamaan qeybaha kala duwan ee jismigeena gudaha iyo dibadaba iyadoo dib ugu celineysa xaaladii caafimaad ee uu qofka ku dhashay.

waxaa laguugu keenaya halka aad joogto, FREE DELIVERY, wixii faahfaahin inta dheerad ah kala xiriir 0616226363

Waa Forever iyo alabaheedii tayeysnaa mansha allah igala sooxiriir Call what's up 0616226363
23/10/2021

Waa Forever iyo alabaheedii tayeysnaa mansha allah igala sooxiriir Call what's up 0616226363

Alo deodtrant waa product organic ah oo markaad marsato 48 saac anaad yeelanyan wax dhidid shiir ah madowgana waa bi ine...
17/10/2021

Alo deodtrant waa product organic ah oo markaad marsato 48 saac anaad yeelanyan wax dhidid shiir ah madowgana waa bi ineysaa aadna waa u carfeysaa mansha allah fadlan nagala soo xiriir

Call whatsaap 0616226363

Waa kareem dufan dabiici ah ku siinaayo waxuu kasamey san yahay Olive oil  ama seytun maqarka jilcinaayo dub dubkana kab...
16/10/2021

Waa kareem dufan dabiici ah ku siinaayo waxuu kasamey san yahay Olive oil ama seytun maqarka jilcinaayo dub dubkana kabi inaayo

Igala sooxiriir Call what's up 0616226363

14/10/2021

Waa Coffee aad u cajiib ah 👌waa laguu faah faahin doonaahe igala sooxiriir Call what's up 0616226363

Kusoodhawow wll FARXAD BEAUTY
Waan ku faraxsanahay in aad nala soo xiriirto wixii intaa dherad ah c

 .waxey kasameysantahay   protein+Vitamin E.jirka ayeey Cadeysaa waana Jilcisaa waxaa la isticmali karaa maalin kasto.50...
14/10/2021

.
waxey kasameysantahay protein+Vitamin E.
jirka ayeey Cadeysaa waana Jilcisaa waxaa la isticmali karaa maalin kasto.500g


Wixii intaa dheraad ah igala sooxiriir Call what's up 0616226363

Macamiil soodhawaada saliidii waa diyaar waa saliidii timaha daadashada iyo jajabka iyo agoolka joojineysay tintana mado...
14/10/2021

Macamiil soodhawaada saliidii waa diyaar waa saliidii timaha daadashada iyo jajabka iyo agoolka joojineysay tintana madow iyo dhalaal siineysay wixii intaa dherad ah

Igala sooxiriir Call what's up 0616226363

13/10/2021

Macamiil waa idiin keenay alaabtii dabiiciga aheed oo madmadowga wijiga iyo duub duubka iyo jactatka wajiga kaa bi ineysay iyo waliba tii qoraxda kaa difaaceysay oo dabiici ah

wixii intaa dheraad ah igala soxiriir 0616226363

Address

Bar Ubax
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxad Beauty Shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share