Runta ugaar ah

Runta ugaar ah Runtaugaarah

09/05/2023
16/03/2020
30/08/2018

Welcomeback

29/08/2018

Kusoo Dhawaada Baggeka xaqiiqda ku dhisan

Màahmaaho xaqiraad ah     Sida Aan lasocano Dumarka Somaliyeed Iyaga Ayaa Dhexda u xirtay samata bixinta bulahadeena Ife...
29/08/2018

Màahmaaho xaqiraad ah Sida Aan lasocano Dumarka Somaliyeed Iyaga Ayaa Dhexda u xirtay samata bixinta bulahadeena Ifeeysa marki ay dhacday dowladii dhexe iyaga oo hadane udulqaatay dhibàatdi lasoo maray ayagoo Ah  kuwa ugu nul Hadane dad qaar ayaa ku gafa aragti la.aan
   maahmaahyo gabdhaha soomaaliyeed lagu xaqiro oo xataa reer magaalku ku maahmaahaan waxàana ka mid ah ((1))jàamicad gabdheed Jikaa ka dambeysa
((2))Nin nàag la tashaday isna waa naag kale iyo ((3))habar fadhida lagdan la fudud
((4))Habar ayadaa Hooy dhista iyadaana dumisa
((5))Naagi waa caruur Cag weyn
Iyo kuwa kle kuwaasoo dhamaan Ah Erayo Xadgudub Ku Ah HaweeynKA AMA HOOYOOYIN SOMALIYEED
Ee Bulshada Asalka u Ah
Adiga Aqristow ma u aragtaa in la adeegsado
Erayadaan ?

(Haa) Ama (maya)

29/08/2018
17/08/2018

Laga bilaaba maalinta bari ah Munaasbada ciida owgeed shirkadda astaan waxeey qiima dhimis ku sameesay qalabka shirkada risiifarka iyo anntenka halkuu 38$ waxaa laga dhigay 20 laga bilaa tariikhda 18-08-2018 ilaa 22-08-2018, hadaba horay ugaar xarunta kugu dhaw.

17/08/2018

Address

Mogadishu

Telephone

615835030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runta ugaar ah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share