Almuhands yare

Almuhands yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Almuhands yare, Shopping & retail, Mogadishu.

Officially the GOAT 🐐 by winning 8 Ballon d'ors: Leonel MessiπŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯
30/10/2023

Officially the GOAT 🐐 by winning 8 Ballon d'ors: Leonel MessiπŸ’₯πŸ’₯πŸ’₯

DadnimadaAyaa kun jeer ka wanaagsan MuuqaalkaagaDhaqankaagu sidu yahayAyey dadku dhowri doonan….,?
26/05/2023

Dadnimada
Ayaa kun jeer ka wanaagsan Muuqaalkaaga
Dhaqankaagu sidu yahay
Ayey dadku dhowri doonan….,?

Kula dhaqan qof waliba sida aad kula dhaqanto nafsaddaada, ha yasin, ha xaqirin, been ha u sheegin, ha xaman, hana isku ...
11/03/2023

Kula dhaqan qof waliba sida aad kula dhaqanto nafsaddaada, ha yasin, ha xaqirin, been ha u sheegin, ha xaman, hana isku dayin inaad qof dulmiso sababtoo ah samanka waa wareegtaa ka dib waxa uu ku dhadhansiiyaa waxaad sameysay.❀️

Marka aad walaalkaa ka caawiso in uu buur fuulo, waxa aad ogaataa in aad tahay qofka ugu dhow eek u xiga isaga fanashada...
04/08/2022

Marka aad walaalkaa ka caawiso in uu buur fuulo, waxa aad ogaataa in aad tahay qofka ugu dhow eek u xiga isaga fanashada buurtaas…..

Dad waxaa U wacanno uuguna wanaag badan qof ka Wanadaadiyi wax ku qato hadallkee … waraawaha kucunayo wehel kumanodee β€¦πŸ˜œ...
16/07/2022

Dad waxaa U wacanno uuguna wanaag badan qof ka Wanadaadiyi wax ku qato hadallkee … waraawaha kucunayo wehel kumanodee β€¦πŸ˜œπŸ˜Ž

Eid muwarak Wan la soo daahay 😍😍
10/07/2022

Eid muwarak Wan la soo daahay 😍😍

Eid muwarak ❀️❀️
09/07/2022

Eid muwarak ❀️❀️

Huwal naf taa ku jecal ☘️☘️🌹❀️
30/06/2022

Huwal naf taa ku jecal ☘️☘️🌹❀️

Kashaan adiga kuu nugul qalbigaa kunawan tahay 😍😍
16/02/2022

Kashaan adiga kuu nugul qalbigaa kunawan tahay 😍😍

Nolosha ima siin Waxaan rabo Balse Ugu danben Hadaf keyga wan gaaray Alhamdu 😍😍
29/10/2021

Nolosha ima siin Waxaan rabo Balse Ugu danben Hadaf keyga wan gaaray Alhamdu 😍😍

  Sar Salaama Saxib Wan Kuu xiisi Don naa 😍 Sonoqo Adoo nawada 😍😍
22/10/2021

Sar Salaama Saxib Wan Kuu xiisi Don naa 😍 Sonoqo Adoo nawada 😍😍

Ilaa barigaan ciraystoo xasuustada ba’ayne❀️
15/10/2021

Ilaa barigaan ciraystoo xasuustada ba’ayne❀️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almuhands yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share