03/06/2026
Macaamiisha sharafta leh ee Samsung South Somalia waxa la ogaysiinayaa in qiimo dhimis aad u balaadhan loogu sameeyey telefishanada (Tv-yada). macmiil ha seegin daawashada koobka aduunka (World Cup 2026).
Fadlan Hadda nagu soo booqo Xarunteena Magalada Muqdisho, isgoyska Taleex ๐๐๐ฎ๐๐๐ฉ Market dhexdiisa.
Ama nagala soo xariir lambarada hoos ku xusan
๐ 0621111483
๐ 0770904007