20/11/2023
so dhawada dhamantiina
Kuso dhawadaa Anian64 books oo ah madal aad ka faideyso buugagta kala duwan ee ku qoran afsomali oo ah buugaag xiiso leh kuwaas oo aad u jeclaan doonto .
Waxan u heellannahay inaa ku siino buugaagta ugu wanagsan . Annagoo diradda saareyno buugaagta ku qoran luqadeena hooyo ee afsomali waliba qaab bilaash ah
Kuso dhawaw markale Anian64 books 📚