Fit Classic

Fit Classic Welcome To Fit Classic we are online shoping

اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً وارزق أهله من الثمرات،
24/11/2023

اللهم اجعل هذا البلد آمناً مطمئناً وارزق أهله من الثمرات،

Waxaan idiinkeenay kabo Turkey saandal maqaar ah Isla markaas jileec ah   Price is affordable ⤵️Address ↕️KM4  🚻FIT CLAS...
02/04/2023

Waxaan idiinkeenay kabo Turkey saandal maqaar ah Isla markaas jileec ah

Price is affordable ⤵️
Address ↕️KM4 🚻
FIT CLASSIC
HADDA DALBO HADDA HEL | ↔️FREE DELIVERY
☎️618738282 ☎️628738282


WhatsApp: +252 61 8738282

ᴡᴀxᴀ ɪᴅɪɪɴ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴋᴀʙᴏ ᴛᴜʀᴋᴇʏ ᴏᴏ ᴛᴀʏᴏ ʟᴇʜ.👟ᴀʟᴇxᴀɴᴅᴇʀ ᴍᴄQᴜᴇᴇɴ 🖤↗️ᴀᴅʀᴇꜱꜱ ᴀʀɢᴀᴅᴀ km4📞ᴄᴜꜱᴛᴏᴍᴇʀ ɴ:0618738282.📱ᴏᴅᴇʀ ɴᴜᴍʙᴇʀ:068...
11/02/2023

ᴡᴀxᴀ ɪᴅɪɪɴ ᴋᴇᴇɴᴀʏ ᴋᴀʙᴏ ᴛᴜʀᴋᴇʏ ᴏᴏ ᴛᴀʏᴏ ʟᴇʜ.
👟ᴀʟᴇxᴀɴᴅᴇʀ ᴍᴄQᴜᴇᴇɴ 🖤
↗️ᴀᴅʀᴇꜱꜱ ᴀʀɢᴀᴅᴀ km4
📞ᴄᴜꜱᴛᴏᴍᴇʀ ɴ:0618738282.
📱ᴏᴅᴇʀ ɴᴜᴍʙᴇʀ:068738282
✈️ ꜰʀᴇᴇ ᴅᴇʟᴇᴠɪᴇʀ

Fit Classic

29/01/2023

So dhawada macaamiishena sharafta leh waxa idiin keenay saacadaha raga oo TAYO sare leh.

𝐏𝐫𝐢𝐜𝐞 𝐢𝐬 𝐚𝐟𝐟𝐨𝐫𝐝𝐚𝐛𝐥𝐞 ⤵️

𝐀𝐝𝐝𝐫𝐞𝐬𝐬 ↕️𝐊𝐌𝟒 🚻

𝐅𝐈𝐓 𝐂𝐋𝐀𝐒𝐒𝐈𝐂
𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐇𝐄𝐋 | ↔️𝐅𝐑𝐄𝐄 𝐃𝐄𝐋𝐈𝐕𝐄𝐑𝐘

☎️𝟔𝟏𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐 ☎️𝟔𝟐𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: 61 8738282

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝aha  𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡: 👔TOMMY 𝐂𝐎𝐋𝐋𝐈𝐍𝐒 & 𝐔𝐒.𝐏𝐎𝐋𝐎 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐭 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤...
15/01/2023

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝aha 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡:

👔TOMMY 𝐂𝐎𝐋𝐋𝐈𝐍𝐒 & 𝐔𝐒.𝐏𝐎𝐋𝐎 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐭 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐭𝐚𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐮𝐛𝐢𝐲𝐞𝐲 .
🖲👖Sido kale jeans yada waa diyaar iyo saraawil material ah iyo funaanada liisha ah.

𝐏𝐫𝐢𝐜𝐞 𝐢𝐬 𝐚𝐟𝐟𝐨𝐫𝐝𝐚𝐛𝐥𝐞 ⤵️
𝐀𝐝𝐝𝐫𝐞𝐬𝐬 ↕️𝐊𝐌𝟒 🚻
𝐅𝐈𝐓 𝐂𝐋𝐀𝐒𝐒𝐈𝐂
𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐇𝐄𝐋 | ↔️𝐅𝐑𝐄𝐄 𝐃𝐄𝐋𝐈𝐕𝐄𝐑𝐘
☎️𝟔𝟏𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐 ☎️𝟔𝟐𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: 61 8738282

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐛𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡: 𝐂𝐎𝐋𝐋𝐈𝐍𝐒 & 𝐔𝐒.𝐏𝐎𝐋𝐎 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐭 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚...
02/01/2023

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐚𝐭𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐛𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡:
𝐂𝐎𝐋𝐋𝐈𝐍𝐒 & 𝐔𝐒.𝐏𝐎𝐋𝐎 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐭 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐡𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐧 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐈𝐬𝐥𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐭𝐚𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚𝐡𝐮𝐛𝐢𝐲𝐞𝐲 .

𝐏𝐫𝐢𝐜𝐞 𝐢𝐬 𝐚𝐟𝐟𝐨𝐫𝐝𝐚𝐛𝐥𝐞 ⤵️
𝐀𝐝𝐝𝐫𝐞𝐬𝐬 ↕️𝐊𝐌𝟒 🚻
𝐅𝐈𝐓 𝐂𝐋𝐀𝐒𝐒𝐈𝐂
𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐃𝐀𝐋𝐁𝐎 𝐇𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐇𝐄𝐋 | ↔️𝐅𝐑𝐄𝐄 𝐃𝐄𝐋𝐈𝐕𝐄𝐑𝐘
☎️𝟔𝟏𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐 ☎️𝟔𝟐𝟖𝟕𝟑𝟖𝟐𝟖𝟐

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: +252 61 8738282

Saadaali oo ku guulayso $10, ciyaarta final ka dhaxeysa Labada Dal ee kala ah AFA - Selección Argentina vs France 2𝗙𝗜𝗜𝗥𝗢...
18/12/2022

Saadaali oo ku guulayso $10, ciyaarta final ka dhaxeysa Labada Dal ee kala ah AFA - Selección Argentina vs France 2

𝗙𝗜𝗜𝗥𝗢 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 iyo 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.





Saadaali oo ku guulayso $10, ciyaarta u dhaxeysa Labada Dal ee kala ah AFA - Selección Argentina vs Hrvatski triatlon sa...
13/12/2022

Saadaali oo ku guulayso $10, ciyaarta u dhaxeysa Labada Dal ee kala ah AFA - Selección Argentina vs Hrvatski triatlon savez.

𝗙𝗜𝗜𝗥𝗢 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 iyo 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.




Cloth Rack oo aad saaran kartid dharka, waxuu kale uu lee yahay labo iskafaalo oo aad saaran kartid alaabaha sida; Boors...
12/12/2022

Cloth Rack oo aad saaran kartid dharka, waxuu kale uu lee yahay labo iskafaalo oo aad saaran kartid alaabaha sida; Boorsoyinka, Shukumanada ama Kabaha IWM.

Dhiriirkiisa waa 1.60 CM, mesha rabtidna waa geysan kartaa waxuu lee yahay Lugo.

Hada Dalbo | Order Now | Free Delivery.

☎️618738282 ☎️ 61 8898168 ☎️628738282

WhatsApp: +252 61 8738282

Jumca mubaraksaxiibayaal Ku soo dhawaada Fit Classic Goobtu; Howlwadaag, Wadada Shirkadaha, Mogadishu, Somalia.☎️6187382...
18/11/2022

Jumca mubarak

saxiibayaal Ku soo dhawaada Fit Classic

Goobtu; Howlwadaag, Wadada Shirkadaha, Mogadishu, Somalia.

☎️618738282 ☎️ 61 8898168 ☎️628738282
WhatsApp: https://wa.me/252618738282

Fit Classic_ Big DiscountMacaamisha sharafta leh waxa idin keenay Shaatiyo  cotton ah iyo Dhar isku joog ah oo aad ku la...
05/11/2022

Fit Classic_ Big Discount

Macaamisha sharafta leh waxa idin keenay Shaatiyo cotton ah iyo Dhar isku joog ah oo aad ku labisan kartid gymkana aad ku aadi kartid, dhar ahaantiisa aad u fican.
Size weliba waa diyaar, yaa laga dhameysanin.

Goobtu; Howlwadaag, Wadada Shirkadaha, Mogadishu, Somalia.

Hada Dalbo | Order Now, Free Delivery

☎️618738282 ☎️ 61 8898168 ☎️628738282

WhatsApp: +252 61 8738282

Address

Mogadishu

Telephone

+254676268626

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fit Classic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share