EDalab

EDalab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from EDalab, Shopping & retail, Mogadishu.

09/09/2024

Mustaqbalkaaga Dhiso • Sheekh Mustafe Xaaji p2

04/09/2024

Mustaqbalkaaga Dhiso • Dhiirigalin • Sheekh Mustafe Xaaji P1

31/08/2024

Sirta Guusha! • Hadda Bilow • Sheekh Mustafe Xaaji P3

28/08/2024

SIRTA GUUSHA.• SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL • P2

26/08/2024

Sirta Guusha • Hadda Bilow! • Sheekh Mustafe Xaaji

24/08/2024

Dhiirigalin • Mustaqbalka Maxaynu Filayna? • Sheekh Mustafe Xaaji

22/08/2024

Dhiirigalin Sheekh Mustafe • Nolosha Waa Caqabado Iyo Dadaal

08/07/2024

Macamiisheena Sharafta Leh Waxaan Idiin Keeney Suunka Caloosha Oo Aad Casri U Ah Oo Ka Samaysan Dun Iyo Polyester (Jii Jiid) Ama Balaastiik Waa Mid U Wanaagsan Sida Gabdhaha Raba Inay Isneelo Noqdaan Ama Gabar Dhex yar. WAX YAR AYAA LAGA KEENAY YAAN LAGAA DHAMAYSAN

☎️Kasoo Dalbo EDalab Ama Nagala Soo Xiriir

📞 61 0711917/906775881

05/05/2024

𝗠𝗮𝗿𝘄𝗮𝗮𝘅𝗮𝗱𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐡 6 𝐑𝐞𝐜𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐛𝐥𝐞 𝐁𝐨𝐱 𝐅𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐚 𝗦𝗼𝗹𝗮𝗿 𝐒𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐊𝐚𝐥𝐞 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗽𝗵𝗼𝗻𝗲-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗖𝗵𝗮𝗿𝗴𝗲𝗿 - 𝗚𝗮𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗸𝗮𝗿𝘁𝗶𝗱 2 NAL Wadata, Mid lyada Ku dhegan lyo Mid Guluub ah, Leh Damaanad Ayaan Tira kooban idin-Kaga Keen-nay
Nagala Soo Xiriir 👇
☎️61 0711917/906775881

21/04/2024

Dalab Cusub !

Microphone K9

Microphone Kan Waa Mid Ugu Fiican Xaga Cod Duubashada Ama Muuqaal Samaynta Sidoo Kale Qiimihiisuna Waa Ka Jaban Microphone Nada Kale Ee Waa Weyn Hadaba Hadaad Rabto Waa Diyaar In Yar Ayaan Ka Keenay Yaan Lagaa Dhamaysan Macmiil

Nagala Soo Xiriir EDalab

Tel: 61 0711917/906775881

Ama WhatsApp Ka :
Message EDALAB & FAHIYE on WhatsApp. https://wa.me/252610711917

21/04/2024

Macamiisheena EDalab Waxaan Dib Idiinku Keenay Creamkii Laga Wada Helay Ee Green Mask Stick

Kaas Oo Kaa Baabi'inaayo
🎯Finanka Wejiga
🎯Haaraha Wajiga
🎯Madmadowga Wejiga
🎯Xasaasiyada

Waa Dabiici Waxa Uu Ka Samaysan Yahay Dhirta Caleenteeda Wax Kiimiko Ah Ma Lahan

Kala Xariir EDalab

61 0711917/906775881

Ciid Mubaarak Dhamaan Muslimiinta Gaar Ahaan Macaamiisheena Ku Xiran EDalab  Eid Wanagsan Ku Ciida      61 0711917/62671...
09/04/2024

Ciid Mubaarak Dhamaan Muslimiinta Gaar Ahaan Macaamiisheena Ku Xiran EDalab Eid Wanagsan Ku Ciida

61 0711917/626711917/906775881

Address

Mogadishu

Telephone

+252610711917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EDalab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share