Shalqan Hadid

Shalqan Hadid ku so dhawow

Shalqan Hadid beauty online waa dukaan casri ah. waxeyna iibinaa alaabaha weji & jirka.

19/10/2023

Waxa freshka ah baa ka fiican waxa la dhigo, maadama aanu iska ilaalinayso inay bakteeriya ku dhalan Karto , Waxaad u baahan tahay facial mask , waana mid ka sameysan wax dabiici ah sida Alovera iyo collegen.

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xariiri kartaa numberka WhatsApp 0618997944

So dhawoow macaamiil Facial jelly mask waa maski loo isticmaalo wejiga, WADA uu ka kooban yahay 7 shey midkastana waxa u...
19/10/2023

So dhawoow macaamiil

Facial jelly mask waa maski loo isticmaalo wejiga, WADA uu ka kooban yahay 7 shey midkastana waxa uu qabtaa shaqo gooni ah.

Waxay iftiimisaa wejiga, waxay wanaajisaa bilicda wejiga.

Waxeyna kontoroshaa saliida xad dhaafka ee wejiga.

Waxayna moisturizer siiyaa wejiga qalalan .

Waxaa loo isticmaali karaan nooc kasta oo weji ah.

Waa powder waxaana lagu qasayaa serum uu wato.

Kala xiriir wixii faahfaahin ah barta WhatsApp 0618997944

ASALAMU ALEYKUM ku soo dhawoow  Shalqan Hadid beauty online store  Shalqan Hadid beauty waxey iibisaa alaabaha wejiga iy...
07/10/2023

ASALAMU ALEYKUM

ku soo dhawoow

Shalqan Hadid beauty online store

Shalqan Hadid beauty waxey iibisaa alaabaha wejiga iyo jirka. Alaabteena waa kuwa damaanad leh, waana kuwa lasoo tijaabiye.

Alaabteena kuma jiraan waxyaalaha xaraamka sida Alcohol, GMO ingredients iyo Ingredients tested on animals iyo wixii lamid eh, Inagu kaama gadayno intaa alaab ku jirta.

Alaabaha aan ka gadeyno waa kuwo Tayo saro leh, badan kooda waa ku saleysan dhirta 90% .

Alaabteena waaxyaalaha ku jira waa waxyaabo nadiif ah oo saafi ah. 🌸

Shalqan Hadid beauty online waa dukaan casri ah.hadaba si aad uga mid noqoto maacaamiisheena inagu soo biir. Mahadsanid.

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Telephone

+252618997944

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shalqan Hadid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shalqan Hadid:

Share

Category