Beecbile Online Store

Beecbile Online Store Beecbile.com Waa Suuq si casri ah looga Dukaameysto, Meel Waliba iyo Mar Weliba.

Alaabta Guriga, Alaabta Xafiisyada, Agabka Waxbarashada, Electronic Accessories, Shopping-ka, Hoyada & Dhalaanka, Quruxda & Uduga, IWM.

13/05/2026

Ha i weydiin saacaddu waa imisa, ee i weydii meesha aan ka keenay quruxdan! โŒš๏ธ๐Ÿ˜

#

Saaxiibkaaga markasta ballanta ka dib dhaca u hadiyeey! ๐ŸŽKu qurxi miiskaaga  saacaddan Mini Digital-ka ah ee leh midabad...
12/05/2026

Saaxiibkaaga markasta ballanta ka dib dhaca u hadiyeey! ๐ŸŽ

Ku qurxi miiskaaga saacaddan Mini Digital-ka ah ee leh midabada RGB-ga ee indhaha u roon. Ma ahan saacad kaliya, ee waa bilicda gurigaaga.

๐Ÿ’ฐ Qiimo aad u jaban oo Sale ah $ 8.99$

#

Hel xidhmada aad ku riyoonaysay ee Minoxidil 5% iyo Derma Roller oo tayo sare leh! Waxay kaa caawinayaan:Inay kiciyaan k...
12/05/2026

Hel xidhmada aad ku riyoonaysay ee Minoxidil 5% iyo Derma Roller oo tayo sare leh! Waxay kaa caawinayaan:

Inay kiciyaan koritaanka timaha gadhka iyo madaxa.

Inay soo celiyaan timaha daadanaya.

Inay ku siiyaan muuqaal dhiiran oo soo jiidasho leh.

๐Ÿ’ฐ Qiimaha: Kaliya $15!

Ha moogaan fursadan, dalbo hadda si aad isbedel dhab ah u dareemto. ๐Ÿš€

Saaxiibka ugu wanaagsan ee miiskaaga wax akhriska.
11/05/2026

Saaxiibka ugu wanaagsan ee miiskaaga wax akhriska.

Qurux iyo Tayo! โœจ Mat-ka musqusha ee sida fudud biyaha u nuuga, gurigaagana bilic ku soo kordhinaya.Hadda dalbo oo hel m...
11/05/2026

Qurux iyo Tayo! โœจ Mat-ka musqusha ee sida fudud biyaha u nuuga, gurigaagana bilic ku soo kordhinaya.
Hadda dalbo oo hel midka ugu tayada wanaagsan! ๐Ÿ›๏ธ

Macamiil Waxaa diyaar kuu ah Alarm Clock aad u isticmaali karta Guriga, Xafiska IWM, saacadan waxay awood u leedahay ine...
11/05/2026

Macamiil Waxaa diyaar kuu ah Alarm Clock aad u isticmaali karta Guriga, Xafiska IWM, saacadan waxay awood u leedahay iney kuu kiciso xiliyada muhiimka kuu ah sida saladaha ama balamaha kale aad leedahay ayadoo sameyneysaa Dhawaq.
๐Ÿ“ž61 4444344

10/05/2026

Cadawga hurdada oo sanduuq ku jira! ๐Ÿ“ฆ๐Ÿ”ฅ

Intex air sofa โ€“ fadhiiso, naso, ilowna daalka๐Ÿ˜๐Ÿ›‹๏ธ๐Ÿ’จ
10/05/2026

Intex air sofa โ€“ fadhiiso, naso, ilowna daalka๐Ÿ˜๐Ÿ›‹๏ธ๐Ÿ’จ

๐Ÿ”ฅ NEW ARRIVAL ๐Ÿ”ฅHa seegin fursadda โ€” hadda dalbo oo ka mid noqo kuwa ugu horreeya ee hela.๐Ÿ“ฉ Dalbo hadda๐Ÿ“ž 61 4444344      ...
05/05/2026

๐Ÿ”ฅ NEW ARRIVAL ๐Ÿ”ฅ
Ha seegin fursadda โ€” hadda dalbo oo ka mid noqo kuwa ugu horreeya ee hela.
๐Ÿ“ฉ Dalbo hadda
๐Ÿ“ž 61 4444344

Kursi Ergonomic ah oo casri ah โ€” raaxo iyo xoog labadaba! ๐Ÿช‘โœจKu habboon shaqada guriga, xafiiska, iyo gaming-ka! ๐Ÿ’ผ๐ŸŽฎ๐Ÿ“ž Wac/...
03/05/2026

Kursi Ergonomic ah oo casri ah โ€” raaxo iyo xoog labadaba! ๐Ÿช‘โœจ
Ku habboon shaqada guriga, xafiiska, iyo gaming-ka! ๐Ÿ’ผ๐ŸŽฎ
๐Ÿ“ž Wac/WhatsApp: 61 4444344
๐Ÿ“ Delivery available!

Ma jiro jimicsi dambe oo biyo looga soo shubayo jirgaanka. Iska ilow dhabar xanuunka! ๐Ÿ˜‚
03/05/2026

Ma jiro jimicsi dambe oo biyo looga soo shubayo jirgaanka. Iska ilow dhabar xanuunka! ๐Ÿ˜‚

Address

Bakaaro Market
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beecbile Online Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beecbile Online Store:

Share