Mogadishu Auto Expo

Mogadishu Auto Expo The Mogadishu Auto Expo is an annual automotive show in which focus on Innovations in automobile, Cur

Waxaan hambalyo la wadaageynaa Muslimiinta Daafaha Dunida gaar ahaan umada Soomaalida munaasabada Ciidul Adxaa.May Allah...
19/07/2021

Waxaan hambalyo la wadaageynaa Muslimiinta Daafaha Dunida gaar ahaan umada Soomaalida munaasabada Ciidul Adxaa.

May Allah include our names among those that will be forgiven today...


21/06/2020

Dahabshiil Motors - Hyundai oo ka mid ahayd shirkadaha caalamiga ahaa ee kasoo qayb galay bandhigay gaadiidka ee muqdisho ayaa Hargeisa kasoo dajiyay baabuurka Palasade 2020. Oo dhawaan kasoo baxay shirkada.

Daawasho wacan.

.
.

More photos from MAE2020. . .
31/03/2020

More photos from MAE2020.

.
.

MAE 2020 Exhibitors photos. .
09/03/2020

MAE 2020 Exhibitors photos.

.

More photos from MAE 2020. .
09/03/2020

More photos from MAE 2020.

.

More photos from MAE Galla Dinner.   .
06/03/2020

More photos from MAE Galla Dinner.

.

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada ee uu ugu horeeyo  wasiirka ayaa sidoo kale Shahaado sharaf gudoonsiisay Maamulk...
06/03/2020

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada ee uu ugu horeeyo wasiirka ayaa sidoo kale Shahaado sharaf gudoonsiisay Maamulka iyo madaxda shirkada soo agaasinta bandhiga ayagoo isla markaasna u balan qaaday taageero iyo garab istaag.

.
.

Inta ay socotay xaflada casho sharafta badhiga, waxaan Shahaado sharaf gudoonsiinay  mas'uuliyiintii iyo shirkadihii gac...
06/03/2020

Inta ay socotay xaflada casho sharafta badhiga, waxaan Shahaado sharaf gudoonsiinay mas'uuliyiintii iyo shirkadihii gacan ka gaystay qabsoomida bandhiga gaadiidka ee muqdisho.
Oo ay ugu horeeyaan wasiirka wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada oo kaalin wayn ka qaatay qabsoomida bandhiga gaadiidka Muqdisho iyo Wasiirka wasaararada ganacsiga iyo warshadaha Eng Cabdullaahi Cali, Agaasimayaasha labada wasaaradood, Shirkadaha taaba galiyay bandhiga iyo inta ka qeyb qaadatay bandhiga gaadiidka Muqdishu.

.

Waxaa si qurux iyo farxad ku dheehantahay noogu qabsoomay xaflada casho sharafta bandhiga gaadiidka muqdisho.Xafladaas o...
06/03/2020

Waxaa si qurux iyo farxad ku dheehantahay noogu qabsoomay xaflada casho sharafta bandhiga gaadiidka muqdisho.
Xafladaas oo aan ugu talagalnay mahadnaq iyo soo xiraantaanka bandhiga gaadiidka Muqdisho 2020.

Waxaan u mahadcelinaynaa wasiirka wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada H.E Maxamed Cabdullahi Oomaar iyo Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Eng. Cabdullaahi Cali xasan oo nagala soo qeyb galay noona xiray xaflada.

.

Mogadisho Auto Expo Closing Dinner. .
05/03/2020

Mogadisho Auto Expo Closing Dinner.

.

Address

Taleh Road, Hodan D
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Auto Expo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share