Wacyi galiye

Wacyi galiye war faafin ayaa loogu talagalay page kaan waxaan Haynaa badeeco raqiis ah daawoyinka layku qurxiyo iyo creaman

27/10/2021

Hadaba hadii uu soo idladay dagaalkii kasocday OO nimankii dadka barakiciyey lagu guul daraystay in gacanta lagu soodhigo makula tahay in ay markale Janis heli doonaan ay amni daro ku abuuran fakarkinu waa muhiim

15/07/2021

Lix weeye haweenku

1) Tobanka sano ee h**e: hooyadeed ayey la caqli tahay.
2) Tobanka ilaa labaatan jirkana: dhalinyarada ayey la caqli tahay.
3) Labaatanka ilaa sodonkana: ninka guursado ayey la caqli tahay.
4) Sodonka ilaa afartankana: caruurteeda ayey ku caqli tahay.
5) Afartanka ilaa kontonkana: reerka aya u dhaxdo ayey ku caqli tahay.
6) Kontanka ilaa lixdankana: shaydaan ayey la caqli tahay.

02/07/2021

Kafidaysta xadiiskaan

01/07/2021

Wednesday, November 18th, 2015 | Posted by News Hour
Barro magacyada Malaa’igta Alle iyo Shaqooyinka ay qaabilsan yihiin. W/Q Salmaan Hashi.

Lixda tiir ee Islaamka waxa ka mid ah rumaynta malaa’igta Eebe weyne , wuxuuna Allaah Quraankiisa in badan ku sheegay shaqada malaa’igtu u qaabilsan yihiin ayagoo u dhega nugul, una dhiifoon Allaah {SWT}. Halkan ayaan ku koobaynaaa waxii Eebe naga garansiiyey.
1. Jebriil {CS}: Waa malaga loo wakiishay waxyiga, waana Sayidka malaa’igta , waa malag aad u Quwad badan, Carshiga Allaah {SWT}: Ayuu u dhaw yahay, waana Aamiin.
Malaa’igtuna asageey ka amar qaataan.
2. Miikaa’iil{Cs}: Waa malag Eebe u wakiishay Roobka iyo Hagidiisa.
3. Israafiil {CS} waa malaga loo wakiishay Suurka iyo Aduunka Baabi’intiisa ama soo afjaridiisa.
4. Ridwaan {CS}. Waa malaga qaabilsan haynta furayaasha Janooyinka, waxana la shaqeeya malaa’ig kale oo fara badan, kuwaasoo qaabilsan hagaajinta iyo

14/06/2021

Asc dhamaan asxaabta sharafta waa idinsalamay waxaan idinleyahay yaan lagu kadsoomin aduunyada dhaldhalalkeeda ee aakhiradiina xasuus oo ushaqaysta eyadaan lagadhimanayne

Mahadsanidiin

11/06/2021

Asc dhamaan asxaabtayda f&f waa idinsalamay jimco kariim

25/05/2021

Waa idin salaamay waa maskiin OO dib usoolaa Tay waa idinjeclahay asxaabtayda sharaftaleh

09/04/2021

Asc asxaabta Jimco wanaagsan meel walba aad joogtaan waxaa noosoosocota bisha Ramadaan barakaysan Illaahay caafimaad farxad hanoogu dhameeyo Insha-Allaah .

12/03/2021

Asc dhaman shacabka waxaan ugu baaqayaa inay maska qaataan maadama loogu hanjabay in labaadayo ciddi qaadan Wayda waxaan rajaynayaa inaad uhogaansami doontaan mahadsanidiin

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252614181559

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyi galiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wacyi galiye:

Share