Zain Outlets

Zain Outlets Your destination for food, drinks, cosmetics, electronics, fruit, ice cream, cloth, shoes, and sweets

ᴘʀɪɴɢʟᴇs ʜᴏᴛ & sᴘɪᴄʏXarunteena Zain Outlets qeybteeda Sweets-ka ayaad ka heli kartaa macaamiil.
22/08/2024

ᴘʀɪɴɢʟᴇs ʜᴏᴛ & sᴘɪᴄʏ

Xarunteena Zain Outlets qeybteeda Sweets-ka ayaad ka heli kartaa macaamiil.

𝐒𝐭𝐫𝐞𝐭𝐜𝐡 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐬 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧Ma tahay ruux la dhiban jeex-jeexa jirka ama ciyo-libaax, haddaba waxaan kuu heynaa xalka aad si f...
13/08/2024

𝐒𝐭𝐫𝐞𝐭𝐜𝐡 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐬 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧

Ma tahay ruux la dhiban jeex-jeexa jirka ama ciyo-libaax, haddaba waxaan kuu heynaa xalka aad si fudud isaga baabi'i karto muddo kooban.
Si aad u hesho daawooyinkaan iyo talo ku saabsan habka loo qaadanaayo nagala soo xariir lambarka 0611-895441.

𝖥𝗋𝖾𝖾 𝖽𝖾𝗅𝗂𝗏𝖾𝗋𝗒

Maamulka iyo howlwadeennada Zain Outlets waxa ay hambalyo u dirayaan bahda Deero Advert oo u dabbaal-dagaya 5sanad guura...
13/07/2024

Maamulka iyo howlwadeennada Zain Outlets waxa ay hambalyo u dirayaan bahda Deero Advert oo u dabbaal-dagaya 5sanad guuradi kasoo wareegtay aasaaskooda.
Waxa aan ku faraxsanahay in aan ka midnahay macaamiisha aad adeeggiinna quruxda badan siisaan.
Happy 5th Anniversary, Deero Advert.

05/07/2024

FRUSAD SHAQO
Supermarket ka Zain Outlets waxa uu raadinayaa qof leh xirfadda iibka walxaha la isku qurxiyo (Cosmetics).
Goobta shaqada waa xarunta Zain Outlets, Jamhuriya, Karan.
Qofki daneynaayo fadlan hanagala soo xiriiro Tel: +252 61 1895441 ama fariin toos ah halkaan hanooga soo diro.

*RAMADAN MUBARAK MUDANE MACAMIILWaxa ay Zain Outlets idinkuugu hambalyeenaysaa bilashada Ramadan. رمضان كريم وكل عام وان...
10/03/2024

*RAMADAN MUBARAK MUDANE MACAMIIL
Waxa ay Zain Outlets idinkuugu hambalyeenaysaa bilashada Ramadan.
رمضان كريم وكل عام وانتم بخير

Waxa aan macaamiisheenna ku casuumeynaa in ay kusoo biiraan what's app community geenna aan kula wadaagno adeegyada cusu...
21/01/2024

Waxa aan macaamiisheenna ku casuumeynaa in ay kusoo biiraan what's app community geenna aan kula wadaagno adeegyada cusub iyo ogeysiisyada muhim ka ah. Macamiil, kusoo biir halkaan:

WhatsApp Group Invite

19/01/2024

Macamiil waxa aan kuu keennay saliidda bidaarta Anti Hair Loss. Hadda nagasoo dalbo oo dub u hano timihii kaa daatay. Waxa ay kaa caawineysaa jajabka timaha, iyo weliba korinta timaha.
FG. Saliidda rag iyo dumarba waa ay isticmaali karaan
Nagala soo xiriir: 0611895441

Waxaa xalay innoo qabsoomay kulankeennii sanadlaha ahaa. Waxaa hadallo iskugu jira hambalyo iyo bogaadin goobta ka jeedi...
13/01/2024

Waxaa xalay innoo qabsoomay kulankeennii sanadlaha ahaa. Waxaa hadallo iskugu jira hambalyo iyo bogaadin goobta ka jeediyay Aasaasayaasha, howlwadeennada, iyo qaar ka mid ah ganacsatada iyo macaamiisha Zain Outlets. Waxa aan ILLAAHEY ka rajeyneynaa sanadkaan inuu noo noqdo sannad barakeysan.

Maanta oo kale Jaanayo 12, 2023 ayaan so galnay suuqa ganacsiga. Waxa aan maamulka, howlwadeennada, dadka aan gancsi wad...
12/01/2024

Maanta oo kale Jaanayo 12, 2023 ayaan so galnay suuqa ganacsiga. Waxa aan maamulka, howlwadeennada, dadka aan gancsi wadaagga nahay, iyo macaamiisheenna ugu hambalyeyneynaa maalinta Aasaasaka Zain Outlets.

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa caawa  kulankooda ugu horreeya ee isreeb-reebka Koobka Adduunka, 2026 la ciyaaraya dhiggoo...
16/11/2023

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa caawa kulankooda ugu horreeya ee isreeb-reebka Koobka Adduunka, 2026 la ciyaaraya dhiggooda dalka Aljeeriya.
Waxa aan guul ugu duceyneynaa, kana rajeyneynaa xulka qarankeenna in ay caawa noosoo hooyaan.

Jumco wanaagsan, macamiil. Aan ku salinno Suubanaheenna Muxammad ﷺ
03/11/2023

Jumco wanaagsan, macamiil. Aan ku salinno Suubanaheenna Muxammad ﷺ

Address

Jidka Jamhuuriya
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252611895441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zain Outlets posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zain Outlets:

Share