Aduun.so

Aduun.so Aduun.so Suuqa cusub ee Soomaaliya waa suuq kuu sahlaya inaad waxna ku iibsatid waxna ka iibsatid ad

07/01/2021

Waxaan haynaa Beer beec ah qiimaheduna jabanyahay kuna taal magaalada Jowhar caasimada Hirshabelle- Kili saar ah, aadna u baaxad weyn. Qiimahana waa 6500 hektarkii! Fadlan halkan nagalaso xiriir [email protected] Tell. 252620232323 WhatsApp: 252620232323

06/01/2021

Anigoo ah muwaadin Soomaaliyeed bartay abuukaatenimo dhameeyay Jaamacada Umada Soomaaliyeed, waxaan jeclahay inaan u adeego Umadda Soomaaliyeed. Waxan ahay shaqsi aad u degan, akhlaaq iyo diin intaba leh. Waxaan kuugu adeegayaa muwaadin si daacad ah, eexasho la’aan ah. Wax laaluush ama isdaba mari...

01/01/2021

Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis

Dhamaan asxaabta sharafta leh iyo bulsho weynta Soomaaliyeed meel walbo oo eey dalka ka joogaan waxaa la ogeysiinayaa in Suuqa casriga cusub ee HEL.so aad si fudud oo bilaasha ugu xayeysiisan kartaan noocyada kala duwan ee baahidina ah sida ganacsi, shaqo, guri, beer, gaari, duulimaad iyo waxyaaba kale oo badan.

Xayeysiiso xoolahaaga! Hel.so

12/03/2020

Kusoo dhawoow Shirkada Tikidhada ee Aduun Travel Agency Qiimo jaban iyo adeeg hufan Balanteenu waa Suuqbacaad-Yaaqshid Muqisho Aduun Travel Agency Isku xiraha Aduun weynaha

Address

Jidka 30ka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aduun.so posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share