Sahal Exchange

Sahal Exchange Macaamil waxaa naga heli kartaa
Adeega lacag dhigashada iyo ka saarida
DEX & CEX walllet walba iyo Exchange walba

SAHAL EXCHANGE KU DOORO
02/07/2025

SAHAL EXCHANGE KU DOORO

30/03/2025

Alle hanaga aqbalo , kan kiisa kale cafimaad alle hanagu gaar siiyo i.a

23/03/2025

Ku dooro SAHAL EXCHANGE
amaano & dag dag siimo

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo3. Qubeyska4. Cadaysiga5. Candhuufta 6. Cunid & c...
01/03/2025

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira

Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin xabibkeena N.n.k.h. scwscwscwacw.
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona

habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog

□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog

Fadlan share dheh mahad sanid

26/02/2025

EXCHANGE
Waa wahelkaada

22/02/2025

Exchange
Waa wehelkaaga

  EXCHANGE  WAA FUDUDEEYAHAAGA.JUMCA WANAGSAN MACAAMILKU SOO BIIR PAGE KEENA.                MAHADSANID
21/02/2025

EXCHANGE
WAA FUDUDEEYAHAAGA.
JUMCA WANAGSAN MACAAMIL
KU SOO BIIR PAGE KEENA.
MAHADSANID

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona bi idni ALLAH□ habka quranka aad ku dhamayn kartid ...
12/02/2025

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona bi idni ALLAH

□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog

□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog

Fadlan share garee ajar ayaa kaheli donta qof walba oo kafaa ideysta i.a

  waa wehel kaaga,  iskubadalka Lacagaha crptocurrency ga sida USDT to fait   USDT   CRPTOWAA ADEEGA AAN BIXINO SI HUFAN...
11/02/2025

waa wehel kaaga, iskubadalka
Lacagaha crptocurrency ga sida USDT to fait
USDT
CRPTO
WAA ADEEGA AAN BIXINO SI HUFAN OO AMAANO LEH

Address

Hoden Digfeer Street
Mogadishu
252

Telephone

+252616000750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahal Exchange:

Share