Kheyraat honey

Kheyraat honey shirkadda malabka ee khayraat waxaa ka helaysaa malab saafi ah iyo qiimo ku raali galiya

Kheyraat honey  malabkeedi saafida aha ee ad noga barateen wa diyaar
09/05/2024

Kheyraat honey malabkeedi saafida aha ee ad noga barateen wa diyaar

Waxan idin haynaa Malab cadde tayadiisu sarayso qiimihiisu macquul yahay kafaaiidaysi wanagsan.Kheyraat honey
06/05/2024

Waxan idin haynaa Malab cadde tayadiisu sarayso qiimihiisu macquul yahay kafaaiidaysi wanagsan.
Kheyraat honey

Kheyraat honey  waxad ka helaysaa malab , tayadiisu sarayso ,  waliba qiimo ku raali galiya.
04/05/2024

Kheyraat honey waxad ka helaysaa malab , tayadiisu sarayso , waliba qiimo ku raali galiya.

Malab tayadiisa lahubiyay wuxuu kuu horsedi karaa caafimaad lahubo , noogu imow malab tayo sareeya .Kuraaxayso malab tay...
03/05/2024

Malab tayadiisa lahubiyay wuxuu kuu horsedi karaa caafimaad lahubo , noogu imow malab tayo sareeya .
Kuraaxayso malab tayo sareeya oo kamid noqo saaxibada Kheyraat honey
Hadda dalbo oo hadda hel.

01/05/2024

Kheyraat honey hadda kadalbo malab saafi ah oo tayadiisa lahubiyay lehna damaanad buuxda whatapp 61 7193545

Waxan idin haynaa Malab cadde tayadiisu sarayso qiimihiisu macquul yahay kafaaiidaysi wanagsan.
24/04/2024

Waxan idin haynaa Malab cadde tayadiisu sarayso qiimihiisu macquul yahay kafaaiidaysi wanagsan.

Soonka iyo malab cadda ha ???Malab cadda ha oo kamid ah noocyada malabka ayaa la ogaada in uu faaiidoyin badan leehay ha...
14/03/2024

Soonka iyo malab cadda ha ???
Malab cadda ha oo kamid ah noocyada malabka ayaa la ogaada in uu faaiidoyin badan leehay haddi laqaato ayada oo calooshaadu banaantahay ama adoo baahan .
Waxaa kamid ah ah
1) dheefshiidka oo uu caawiyo
A) Wuxu caawiyaa habsami usocodka dheefshiidka waxa uu na yareeyaa shubanka ama calool istaagga .
B) gasska
Noocca gaaska ee ay sababto bakteeriyada looyaqaan H.pylori da ayuu ka hortagaa asaga oo si dagdag ah u buskeeya/ raysiya/ daweeya nabarada caloosha ee ay bakteeriyadu sababtay .
2) kanser ta iyo xanuunada wadnaha
Malab cadda ha waxa ku jira maadooyin looyaqaan kuwaas si dagdag ah loo nuugayo hadii aad qaadatid ayada oo calooshaadu marantahay , waxayna yareeyan qatarta in ay kugu dhacaan xanuun nada wadnaha iyo kanserta .
3) qufaca iyo hargabka
Wa wax lagawada dharagsanyahay waxtarka uu malabku u leeyahay dawaynta qufaca iyo hargabka , sidaa awgeed intii aad dawo qaadan lahyd qaado malab ah ku darso koobkaaga dhaaxa ah , adiga ayaa faaiidadiisa arki doonee insha alh.
3) xanuunada iyo dhaawacyada maqaarka ayuu kaa dawaynayaa
4) tamar ayaad ka helaysaa .
Kheyraat honey ugu imow malab saafi ah noocii aad u baahato .

Ma doonaysaa malab nadiif ah oo caafimaad leh     ayaa kuu haysa  ,  malab wadanka somaliya gudihiisa lagu soosaaray tay...
11/11/2023

Ma doonaysaa malab nadiif ah oo caafimaad leh ayaa kuu haysa , malab wadanka somaliya gudihiisa lagu soosaaray tayadiisana lahubiyay .
Usii gudbi bulshada si ay oga faaidaystaan .
Whatsapp keena nagala soo xariir

Malab tayadiisa lahubiyay wuxuu kuu horsedi karaa caafimaad lahubo , noogu imow malab tayo sareeya .Kuraaxayso malab tay...
05/11/2023

Malab tayadiisa lahubiyay wuxuu kuu horsedi karaa caafimaad lahubo , noogu imow malab tayo sareeya .
Kuraaxayso malab tayo sareeya oo kamid noqo saaxibada
Hadda dalbo oo hadda hel.

Kheyraat honey waxaad ka helaysaa nooc walba oo malab ah oo aad ubaahantahay , malab cadde saafi ah noogu kaala , balant...
18/09/2023

Kheyraat honey waxaad ka helaysaa nooc walba oo malab ah oo aad ubaahantahay , malab cadde saafi ah noogu kaala , balanteenu waa amaano iyo adeeg hufan wixii faahfaahin ah whatsapp ka nagala soo xariir

Ma ubaahantaha malab cadde saafi ah , hadaba whatsapp ka nagala soo xariir.
15/09/2023

Ma ubaahantaha malab cadde saafi ah , hadaba whatsapp ka nagala soo xariir.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheyraat honey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share