Liban

Liban computers selling

Allowing people to have access
07/06/2025

Allowing people to have access

11/08/2022
06/05/2022
Thanks bro
20/07/2021

Thanks bro

19/07/2021

FARRIINTA CIIDDA CARAFO

Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu.

Ciid Wanaagsan

Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carrafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban.

Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo waa maalmo ku suntan khayrka iyo cibaadada, iyadoo dadka Muslimiinta ah ay ku howlan yihiin gudashada waajibaadka Xajka, waloow sannadkan aysan u suurta gelin Muslimiin badan in ay gutaan waajibkan diiniga ah sababo caafimaad oo la xiriira cudurka safmarka ah ee COVID-19.

Sidaas darteed, waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan xujeyda Soomaaliyeed ee qorshaynayey sannadkan in ay gutaan rukniga xajka in ay beddelkiisa ku dadaalaan bixinta sadaqada iyo kaalmaynta dadka danyarta ah oo iyaduba ka mid ah acmaasha ugu wanaagsan ee Rabbi loogu dhowaado.

Si gaar ah waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ciidammadeenna Qalabka Sida ee geesiyaasha ah oo har iyo habeen u taagan difaaca qarankooda. Gaar ahaan waxaan hambalyo u dirayaa halyeeyadeenna ku qaadanaya maalmahan barakaysan furimaha dagaalka iyo xarumaha difaaca dalka.

Ugu dambeyntii, waxaan Alle ka baryayaa in ciiddan teeda kale uu nagu gaarsiiyo barwaaqo, midnimo, horumar iyo amni buuxa. Sidoo kale waxaan Alle ka baryaynaa inuu u naxariisto dhammaan dadkeennii naftooda u huray difaaca iyo horumarka dalkeenna.

CIID WANAAGSAN

19/07/2021

Eid mubrak alx

16/06/2021

Waa sax inaa kuugu heesto waa sax

14/06/2021

See daramee xagee maroosaa hah hah
product by.....................?

06/06/2021

Wax marabto ad muhato aadan helin?

Address

Mogadishu
1234

Telephone

+252615753526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liban:

Share