DeeqSom Store

DeeqSom Store Kuso Dhawoow Xarunta Bugaagta Nuucyadooda kala duwan

25/06/2026

Qalabka Cabbirka Dhiigga oo tayo sare leh ayaa hadda diyaar ah! Si fudud oo sax ah ula soco caafimaadkaaga adigoo jooga gurigaaga. Nala soo xiriir si aad u hesho Qiimo Wanaagsan

๐Ÿฅ SARIIR BUKAAN CELIS AH OO BEEC AH ๐Ÿฅโœ… Sariir Bukaan oo Tayo Wanaagsan lehโœ… Ku Habon Guryaha iyo Xarumaha Caafimaadkaโœ… X...
22/06/2026

๐Ÿฅ SARIIR BUKAAN CELIS AH OO BEEC AH ๐Ÿฅ

โœ… Sariir Bukaan oo Tayo Wanaagsan leh
โœ… Ku Habon Guryaha iyo Xarumaha Caafimaadka
โœ… Xaalad fiican si Fududna loo isticmaali karo

๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $135 Kaliya

๐Ÿ“ž Haddii aad u baahan tahay Nalaga so Xeriir 0614412121

Qalab Xafiis oo Tayo Leh oo Beec ah๐Ÿช‘ Kursi BOSSโ€“1 xabo๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $39๐Ÿช‘ Kursi Waiting (Sugitaanka)๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $40๐Ÿ–ฅ๏ธ Miiska ...
22/06/2026

Qalab Xafiis oo Tayo Leh oo Beec ah

๐Ÿช‘ Kursi BOSSโ€“1 xabo
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $39
๐Ÿช‘ Kursi Waiting (Sugitaanka)
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $40
๐Ÿ–ฅ๏ธ Miiska Shaqada
๐Ÿ“ Cabbirka: 120 ร— 240 cm
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $100
โœ… Tayo wanaagsan
โœ… Ku habboon xafiisyada, shirkadaha, iyo goobaha ganacsiga

Nalaga so Xeriir 0614412121

22/06/2026

Ma haysaa Qalab Caafimaad oo celis ah ama aadan hadda u baahnayn?

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir! 0614412121

Waxaan si fudud, degdeg ah, oo qiimo wanaagsan kuugu iibin karnaa qalabkaaga caafimaad.
โœ… Qiimeyn cadaalad ah
โœ… Adeeg degdeg ah
โœ… Iib fudud oo ammaan ah

Nala soo xiriir maanta, qalabkaaga caafimaadna si sahlan ayaan kuugu iibinaynaa.

๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š -Muqadisho Hodan๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐa: Microscope Vip Cuseyb Xigeyn Ah jaanisa๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š := $99โ˜Ž๏ธ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜„a๐—ฐ-0614412121
16/06/2026

๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š -Muqadisho Hodan
๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐa: Microscope Vip Cuseyb Xigeyn Ah jaanisa
๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š := $99
โ˜Ž๏ธ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜„a๐—ฐ-0614412121

12/06/2026

๐Ÿ”ฌ MICROSCOPE CASRI AH OO CELIS AH ๐Ÿ”ฌ

โœ… Microscope tayo sare leh oo casri ah
โœ… Ku habboon ardayda, macallimiinta, shaybaarada iyo xarumaha caafimaadka
โœ… Sawir cad iyo muuqaal nadiif ah
โœ… Fudud in la isticmaalo
โœ… Xaalad wanaagsan oo diyaar u ah isticmaalka

๐Ÿ’ฐ QIIMAHA $100 KALIYA

โš ๏ธ Fiiro Gaar Ah

Microscope-kan waa fursad gaar ah qiimihiisuna aad ayuu uga hooseeyaa kuwa la midka ah ee suuqa yaalla.
๐Ÿ“ž Dalbo Hadda 0614412121

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DeeqSom Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category