Silver Forex Academy

Silver Forex Academy Waa machad lagu barto barashada forex mudo kooban wana free barashadisa

23/12/2025

MA HAYSAA ALAAB GURI DHAMEYSTIRAN VIP AH QIMO MACQUL AH HADDI AAD HAYSO SOO DIRSO AAD BAA LOOGU BAAHAN YAHAY.

☎️ 61 4751630

12/06/2024
Dalxiis ka Xeebta abaay dhaxan Bari oo KHAMIIS ah πŸ‡ΈπŸ‡΄β€ku dalxiis Dhulkaaga Hooyo oo la dalxiis Mogadishu Tourism Agency  ...
28/06/2023

Dalxiis ka Xeebta abaay dhaxan Bari oo KHAMIIS ah πŸ‡ΈπŸ‡΄β€

ku dalxiis Dhulkaaga Hooyo oo la dalxiis Mogadishu Tourism Agency πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

waxay kuu diyaarisay dalxiis casriya iyo agab dalxiis oo Kugu caawin doono quruxsanaanta dalxiiskaaga.

Haddi Aad ku daashay shaqada guriga ama shaqada Xafiska Soo qaado waqti adiga Io reerkada addunka Aad ba loo dalxiisa si stress ki badna Aad kaga yareyso.

βœ… Ticketyada waa diyaar
βœ… Qimahana wa 12$ CALA Qof full package haddi Aad family tihin discount ba la idin sameyna insha allah.

Goobta Xafiska wa bakaaro agagarka Salam Somali bank ama adigo gurigaga joogo so gudbi magacyadina insha allah ticketkana wa la idin so dhiba si online ujarta.

Wixi fah fahin ah nagala so xarir
☎️252614751630
☎️252612244424
☎️252615451830

03/06/2023

Asc walaal gabar miskiin ah oo caruur ka baahan yihinbaan ahay sakacarurta quraac uma hayo Ee dadka asxbta iwaydi wlhi saata qurac uma hayi

Gabadhas ma**da ah Hala cawiyo sadaqadu yaran ama weynan makala lahan xita 0.5 udir haddi Aad farintan aragto insha allah ☎️0615455371

17/01/2023
10/02/2022

Seminar 3 maalmood soconayo oo laguguna siinayo lacag gaareysa $100 + qado iyo gaari raac ? 20 persons Yaa diyaar ah Armaan Halls
Mention dheh sxbkaa

Address

Mogadishu

Telephone

+252619242775

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Silver Forex Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share