Daaris Academy

Daaris Academy The school stands for producing a generation that is well-developed in every aspect, both in academic quality and moral character.✨️📚📘

Maadaama uu waqti kooban ka dhiman yahay bilaabashada waxbarashada dadka waaweyn, fadlan is-qorista yaan laga buuxin🪶📕  ...
12/01/2026

Maadaama uu waqti kooban ka dhiman yahay bilaabashada waxbarashada dadka waaweyn, fadlan is-qorista yaan laga buuxin🪶📕

📣Yaraan Maleh aqoonta ee Yaa laga tagin 📚💻
05/01/2026

📣Yaraan Maleh aqoonta ee Yaa laga tagin 📚💻

24/12/2025

WE STAND AS ONE 🇸🇴✨️📚
Daaris Academy Waxa ay u tagan tahay in ay soo Saarto jiil wadaniyiin ah oo noqdo mustaqbalka Umada soomaliyeed. Iftiin mugdiga looga baxo iyo Hoos lawada harsado. Qof walbo waxa uu Ku sharaf lee yahay Qarankiisa 📚🇸🇴🎉

Learning today leads to leadership tomorrow✨️🚶‍♂️
21/12/2025

Learning today leads to leadership tomorrow✨️🚶‍♂️

Sharuudaha  waa✅️Qor magacada oo sedaxan✅️Fallow soo dheh page ✅️ soona qor jawaabta
20/12/2025

Sharuudaha waa
✅️Qor magacada oo sedaxan
✅️Fallow soo dheh page
✅️ soona qor jawaabta

🎉Ha iloobin  shuruudaha  kana faa ideyso  aqoontada  su'asha waxa ay taala comment 1aad💡✨️🥰
18/12/2025

🎉Ha iloobin shuruudaha kana faa ideyso aqoontada su'asha waxa ay taala comment 1aad💡✨️🥰

📚 DAARIS ACADEMY – English CoursesKusoo biir Daaris Academy oo baro English  si xirfad leh!Waxaan Kaga bilabaynaa Heer w...
07/12/2025

📚 DAARIS ACADEMY – English Courses
Kusoo biir Daaris Academy oo baro English si xirfad leh!
Waxaan Kaga bilabaynaa Heer walbo aad joogto
Adiga oo laga qaadayo imtixaan ka dibna lagu geynaayo heerka aad u qalantid
✔️ Basic
✔️ Beginner
✔️ Intermediate
✔️ Mediate
✔️ Advanced

Jimce Mubaarak ✨🌙Dhamaan umada islaamka  ah gaar ahaan dadka soomaliyeed jimco wanaagsan✅️🎉 اللهم اجعل هذا اليوم جمعة خي...
05/12/2025

Jimce Mubaarak ✨🌙
Dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan dadka soomaliyeed jimco wanaagsan✅️🎉
اللهم اجعل هذا اليوم جمعة خير وبركة

الشخص الذي يقرأ يكون دائمًا أعلى من الشخص الذي لا يعرف القراءة. القراءة هي مفتاح التقدم.📚📖💡
03/12/2025

الشخص الذي يقرأ يكون دائمًا أعلى من الشخص الذي لا يعرف القراءة. القراءة هي مفتاح التقدم.📚📖💡

Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ✨Mahadsanidiin macalimiin!Waxaad ka shaqeysaan dhisidda mustaqbalka ardayda, bulshada...
21/11/2025

Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ✨
Mahadsanidiin macalimiin!
Waxaad ka shaqeysaan dhisidda mustaqbalka ardayda, bulshada, iyo dalka.

DAARIS ACADEMY📚💙
18/11/2025

DAARIS ACADEMY📚💙

Jimco wanaagsan 🌸✨️Jimcadu waa maalin barako iyo nabad, waa maalin duco iyo isxasuusin leh   .
12/09/2025

Jimco wanaagsan 🌸✨️
Jimcadu waa maalin barako iyo nabad, waa maalin duco iyo isxasuusin leh


.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaris Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share