Abdullahi Gallad

Abdullahi Gallad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullahi Gallad, Shopping & retail, Mogadishu.

Wariye sare Cali Aadan Muumin Waxaajirta mahmaah oranaysa ninka xaraarugaagu dhibayo xayinimadaada lagama fogaado
12/09/2024

Wariye sare Cali Aadan Muumin
Waxaajirta mahmaah oranaysa ninka xaraarugaagu dhibayo xayinimadaada lagama fogaado

06/08/2024

Ogow tirabadan tayo maleh

Hambalyo wllshey Ramlla M Warsame  waad dhabar adegtay sigaara ayaan kuugu Hambalyaynayaa waayo waxaan xasuustaa sida aa...
05/08/2024

Hambalyo wllshey Ramlla M Warsame waad dhabar adegtay sigaara ayaan kuugu Hambalyaynayaa waayo waxaan xasuustaa sida aad kutimid heerka aad maanta timid
KARTI IYO DADAAL DHEER KUNJEER HAMBALYO

26 jir cad iyo caano kukorayHabeen wanagsan bulsho
28/05/2024

26 jir cad iyo caano kukoray
Habeen wanagsan bulsho

30/03/2024

Rabi ayaa nugu irsaaqay maanta aniga marwo Siman Elmi Suudi wiil wxna lobixiyay Anas Abdullahi Dahir
Abe rabi hakadhiwo d.d.d
Allah ayaa mahadiskaleh

14/02/2024

Reer cadaado
Indha shareerka iskadhaafa inta soodhweynta ciyaartogda lugujiro

24/01/2024

Banaadir gol waan ogabadin karnay lkn ma.aarsade orgiyaa dhalay 2021
Hanbalyo xulkeyga galmudug

16/01/2024

Warka sheegaya in aan marooko usocdo waa been abuur

Allaah habarakeeyo reerka sxb Nur M. Abdulla
16/01/2024

Allaah habarakeeyo reerka sxb Nur M. Abdulla

Ugu horayn waxay mahad oo dhan u sugnaatay Allah SWC oo innoo suurageliyey in aan maanta Xarigjaray carwada Raga ee ugu ...
08/01/2024

Ugu horayn waxay mahad oo dhan u sugnaatay Allah SWC oo innoo suurageliyey in aan maanta
Xarigjaray carwada Raga ee ugu macquulsan deeganka ceelasha Biyaha iyo nawaaxigeeda
Reer ceelasha kusoodhawaada carwadiinii iyo qaymo idin raaligaliya iyo wiilal utababaran qancinta adeegtaha
Waxaa kaloon meesha kamaqnayn dharkiibirimada ahaa oo qofwalba la.ek
Waxaan sigaara ugu mahadcelinayaa intii maal iyo maskax iyo waqtiba igu biirisay intaan shaqadaan kugudajiray

Dadkeyga iyo deegaankeyga ayaan wax ku ahay

02/01/2024

Galmudug
Difaaca dalka ayay xalay ubaxeen

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615924616

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Gallad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share