Nashqadeeye

Nashqadeeye Shirkadda nashqadeeye waxaad kaheli kartaa sameynta boorarka iyo book covers-ka iyo sidoo ale sameyn

05/05/2021

Soodhowaada
Kasoo dalbo Nashqadeynta Numberkaan hoose:
0613909192

Muqdisho Nashqad yar oo iska baashaal ah
18/12/2019

Muqdisho Nashqad yar oo iska baashaal ah

Buugga ‘Habeen-Eersi’ waa buug sheeko gaaban ah, wuxuuna ka koobanyahay 80 bog, waxaa qoray Dayax Axmed Maxamed. Buugga ...
15/12/2019

Buugga ‘Habeen-Eersi’ waa buug sheeko gaaban ah, wuxuuna ka kooban
yahay 80 bog, waxaa qoray Dayax Axmed Maxamed.
Buugga ‘HabeenEersi’ waa buuggeedii koowaad, daabacaaddiisii 1aad waxay soo baxday
Sebtembar 2016, halka daabacaaddiisii 3aadna soo baxday Maarso 2018;
muddo sannad iyo bar gudaheed ah ayaa saddex jeer la daabacay. Halkaas
waxaa ka cad sida akhristayaashu u xiiseeyeen sheekadan.

NASHQADEEYE OO NASHQAD CUSUB U SAMEEYAY BUUGGA HABEEN-EERSI
Qoraa Dayax Axmed Ilay

Nashqadda buugga cusub.UBAXII QARNIGANAGALA SOO XIRIIR:0613909192
13/12/2019

Nashqadda buugga cusub.
UBAXII QARNIGA

NAGALA SOO XIRIIR:
0613909192

NASHQADEYNTA BUUGAAGTANAGALSOO XIRIIR:0613909192
12/12/2019

NASHQADEYNTA BUUGAAGTA
NAGALSOO XIRIIR:
0613909192

12/12/2019

Asalaamu caleykum....
Kusoo dhowaada Nashqadeeye Page-kiisa rasmiga ah.

Waxaad naga soo codsan kartaa Sameynta loogooyinka, iyo Posters-ka iyo Cover book-yada.

Nagala soo xiriir: 0613909192 Ama 0613647261.

Mahadsanid.

Address

Makka AlMukarramma
Mogadishu

Telephone

+252613909192

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nashqadeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share