Al tabliiqa

Al tabliiqa noqo mid hadaf sare leh
qalbigiisuna Allah uuku xiran yahay
fG..fadlan nagu soobir sii aan ukala faaidno
lake & sher nagu qiimey

04/05/2026

"MW Xasan gogasha uu fidiyay beentiisa waaye dan ayaa ugu jirta, mucaaradka ha iska diidaan haddi xalane lagu kulmeynin"Aragti Shaqsi Part 11

09/01/2026
Shacabka ayaa dooranayaya nin dooranayay
25/12/2025

Shacabka ayaa dooranayaya nin dooranayay

Doorasho ay kamaqanyihiin Sheekh Shariif, Farmaajo, Kheyre, Rooble iyo Raggii kale ee saameynta kulahaa Soyaasadda Somal...
25/12/2025

Doorasho ay kamaqanyihiin Sheekh Shariif, Farmaajo, Kheyre, Rooble iyo Raggii kale ee saameynta kulahaa Soyaasadda Somaliya Sidee lagu aamini karaa?

Doorasho Hal nin ah, Hal xisbi ah, Hal Natiijo oo lawada ogyahay ay kasoo bixi doonto ayaa saakay ka bilaabatay Muqdisho.

20-Urur Siyaasadeed oo tartamaya Hogaamiyayaashooda waxaa laga yaqaan MD Xasan Sheekh kaliya oo Hogaaminaya Xisbiga JSP Halka 19-ka kale aan la aqoon hogaamiyayaashooda Waana malxiisayaal sida ay sheegeen Mucaaradka.

Adigu side u aragtaa?

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisaneysa Dacwadda ka dhanka ah Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysnaa in...
24/08/2024

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta u fadhiisaneysa Dacwadda ka dhanka ah Sayid-Cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu gubay Xaaskiisa Luul Cabdicasiis.

Kiiska Sayid-cali ayaa kasoo gudbay heerarka kala duwan ee Maxkamadaha waxaana uu ugu dambeyn jooga maxkamadda sare oo maanta uu ka bilaabanayo.

Kalasoco TV-ga Caalamiga ah ee

Abuukaate Jibriil " Xukunkii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir waxaa ku jiray qaladaad badan oo aan qaban eedeysanah...
24/08/2024

Abuukaate Jibriil " Xukunkii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir waxaa ku jiray qaladaad badan oo aan qaban eedeysanaha."

10/11/2023

imisaa caawa falow iyo lake isiineysa oo aan u duceeyaa waliba si niyad ah yaan leyga baqiilin lak iyo flowers ka https://www.facebook.com/faafinta?mibextid=ZbWKwL

noqo mid hadaf sare leh
qalbigiisuna Allah uuku xiran yahay
fG..fadlan nagu soobir sii aan ukala faaidno
lake & sher nagu qiimey

NEXT WEEK! SOMALIA 🇸🇴 VS ALGERIA 🇩🇿 Nelson Mandela Stadium ayaa inoo balana reer Aljeeriyoow 😅Al tabliiqa
10/11/2023

NEXT WEEK! SOMALIA 🇸🇴 VS ALGERIA 🇩🇿

Nelson Mandela Stadium ayaa inoo balana reer Aljeeriyoow 😅

Al tabliiqa

Kelmadii Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre ee Falastiin iyo Gaza iyo Xamaas, dhawr mar baan dhegeystey, khayr Allaha sii...
06/11/2023

Kelmadii Ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre ee Falastiin iyo Gaza iyo Xamaas, dhawr mar baan dhegeystey, khayr Allaha siiyo wuxuu si geesinimo leh ugu hadlay qalbigiisa iyo damiirkiisa islaanimo iyo mawqifka shacabka soomaaliyeedna ee uu matalo, taas oo wax walba loo huri karo sida uu sheegay, Ilaahay ha barakeeyo oo ha sugo. Waxaan hubaa in culays lagugu saari doono, laakiin haka wel welin, Ilaahay baad kelmaddaas ku raalli gelisey, taariikhna wey kuu gashay, ummaddaaduna waa kugu garab taagantahay.

30/10/2023

Waa maxay natiijada ka yaabisey daawadayaasha feerka dunida uu ka mid ahaa C.Ronaldo? Hanaga ilaawin saxiib lak iyo flow ga waa iga codsi
Kasoo daawo YouTube channel ka
Hoyga cayaaraha https://www.youtube.com/

Waa maxay sababta uu Lionel Messi ugu qalmo ku guuleysiga Ballon d'Orkiisii ​​sideedaad?Lak iyo flow nasoo dhaha saaxiip...
30/10/2023

Waa maxay sababta uu Lionel Messi ugu qalmo ku guuleysiga Ballon d'Orkiisii ​​sideedaad?
Lak iyo flow nasoo dhaha saaxiipayal
Kasoo daawo YouTube channel hoyga cayaaraha
https://www.youtube.com/

Address

Mogadishu

Telephone

+252619601018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al tabliiqa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al tabliiqa:

Share