Alaab Cusub

Alaab Cusub Alaab cusub lee wax kale may

Ramadaan Mubarak dhamaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee daneynaya iney gutaan Cumrada Ramadaanka...
30/03/2023

Ramadaan Mubarak dhamaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee daneynaya iney gutaan Cumrada Ramadaanka sanadkan 1444/2023.

Adeega Haleel waxa uu kuu sahlayaa inaad hesho daryeel iyo adeeg heer sare ah si aad cibaadada Alle ugu jiheysato kana nasato wareerka safarka, diyaarada iyo hoygaba.

Adeega Haleel waxa uu leeyahay laba qeybood oo kala ah Wadaag iyo Gaar (Sharing package & Special package). Hoos ka aqriso sharaxaadooda, qiimaha iyo waxa ay kuugu kala duwanyihiin.



Aqriso sharaxaad buuxda:

Adeega Haleel waxa uu kuu sahlayaa inaad hesho daryeel iyo adeeg heer sare ah si aad cibaadada Alle ugu jiheysato kana nasato wareerka safarka, diyaa

Skilful Academy waa machad laga barto xirfadaha iyo madooyin kala duwan si loo soo saaro dad Soomaaliyeed oo aqoon iyo x...
14/03/2023

Skilful Academy waa machad laga barto xirfadaha iyo madooyin kala duwan si loo soo saaro dad Soomaaliyeed oo aqoon iyo xirfad ku soo kordhiya suuqa shaqada gudaha iyo dibadaba.

Machadka waxaa ka heleysaa koorsooyin iyo tababaro ay ka midyihiin; Research, HRM, Statistics, iwm. Waxaa koorsooyinka bixinaya macalimiin isugu jira khubaro ah oo ka shaqeeya hey'adaha dowlada, hey'adaha madaxa banaan, jaamacadaha iyo kuwa wata shahaadaha PhD.



Skilful Academy waa machad laga barto xirfadaha iyo madooyin kala duwan si loo soo saaro dad Soomaaliyeed oo aqoon iyo xirfad ku soo kordhiya suuqa sh

14/03/2023

Sidee loo isticmaalaa Premier Wallet?

Premier Wallet waa app uu sameeyay Premier Bank oo ah hogaanka bangiyada dalka. Premier Wallet waxa uu kuu sahlayaa inaad lacago u diri karto ama laguu soo diri karo adigoo isticmaa app-kan.

Waxaad ku bixin kartaa biilasha, lacagta jaamacadda, waxaad uga tukaameysa kartaa Hayat Market, Midnimo super market iyo suuqyo badan. Sidoo kale dalal 100 ka badan sida Turkiga, Kenya, Hindiya iyo Malesiya ayaad ku isticmaali kartaa.

Halkaan ka daawo qaabka aad u sameysan karto Premier Walet:
https://fb.watch/jfYe32X4zs/

14/03/2023

Waa maxay adeega Dalmar Roaming?

Dalmar waa adeeg casri ah oo shirkada isgaarsiinta Hormuud ugu tala gashay macaamiisheeda marka ay dibadaha ku safrayaan. Adeegaan waxa uu kuu sahlayaa in aad SIM Card-kaaga Hormuud ku isticmaasho dalal shisheeye adigoo adeegsanayaa wicitaanka, fariimaha, EVC Plus, Deeqtoon iyo akoonkaaga Salaam Somali Bank.

Dalmar Roaming isticmaalkiisa waxaa kugu kordheysa qidmad yar balse waxaad awood u yeelaneysaa inaad xiriir joogta ah la yeelato elehlkaaga, ganacsigaaga, iyo guud ahaanba dadka ku sugan gudaha dalka ama wata SIM Card-ka Hormuud Telecom.

Halkan ka daawo qaadka aad u dalban karto adeega Dalmar Roaming:
https://www.facebook.com/watch/?v=224166640100683

Address

Dabka Maka Almukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alaab Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alaab Cusub:

Share