Farxad Bookshop

Farxad Bookshop Ku soo dhowow Farxad Bookshop
Waan aaminsanahay awoodda aqoonta iyo farxadda ay buugaagtu nolosheena ku soo kordhiyaan. WhatsApp: +252617283847 / +252610742474

Xulashada buugaagta si taxaddar leh loo soo xulay waa ku diyaar Farxad Bookshop. 26 June street

Buuggu wuxuu xambaarsan yahay fariimo niyad-dhis ah, sheekooyin nolosha dhabta ah laga soo xigtay, iyo erayo dulqaad iyo...
28/06/2025

Buuggu wuxuu xambaarsan yahay fariimo niyad-dhis ah, sheekooyin nolosha dhabta ah laga soo xigtay, iyo erayo dulqaad iyo rajo abuuri kara. Waxaa loogu talagalay dhallinyarada, dadka niyadda jabsan, iyo cid kasta oo u baahan iftiin cusub oo ay ku wajahdo caqabadaha nolosha.

Qalbiga Ha Jabin waa baaq qalbi taabanaya oo kugu dhiirrigelinaya in aad la timaaddo adkaysi iyo halgan, si aad u gaarto riyadaada, adigoo rumaysan in maalinta berri ay noqon karto mid ka wanaagsan maanta.

Si fudud ku baro luuqadda Sawaaxiliga
13/08/2024

Si fudud ku baro luuqadda Sawaaxiliga

Available
30/07/2024

Available

Available now
22/06/2024

Available now

11/05/2024

Address

26 June Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxad Bookshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farxad Bookshop:

Share

Category