Dhamays Fashion

Dhamays Fashion Ku Soo Dhawoow Carwada Dhamays Fashion.

Toobabkaas  colors badan baa Yaala
24/04/2021

Toobabkaas colors badan baa Yaala

Turkish cabaaya
20/04/2021

Turkish cabaaya

12/04/2021

masha allaah

06/04/2021

MARTIQAAD TABABAR ONLINE AH
***************************************
Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed wuxuu si xushmad leh idiinku martiqaadayaa tababar ZOOM iyo Facebook TOOS (LIVE) ah ciwaanka: “SIDEE CURIYE GANACSI U NOQON KARTAA”. Waxaa marti innoogu ah Asad Nuh.
Taariikh: 10/04/2021, fiidka Sabtiga ay Axadda soo gelayso, 07:50pm fiidnimo, Waqtiga Geeska Afrika
Ku soo biir zoom direct link:
https://us06web.zoom.us/j/87840355861?pwd=YXBUNmNNbzNvUnhDSkdmQXVGSGNsUT09
ama
Meeting ID: 878 4035 5861
Passcode: sts2021
Ama kala soco Facebook TOOS (LIVE)
Waa tababar muhiim ah ee ha moogaan!


Somali Trade Show

17/02/2021
15/02/2021

Shirkada Hormuud Telecom waxa ay sanadkii labaad nagla qeyb galaayaan Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed 2021.



15/01/2021

Last designe for clothes women

31/12/2020

Dhamaan asxaabta ku soo dhawaada barteen facebook-ga.
Mahadsanidiin

Address

Mogadishu
002526

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Friday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Telephone

+252614764868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamays Fashion posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhamays Fashion:

Share