18/09/2021
Asc dhamaan macamisheena xarunta nogu taagneed xamarweyne citymall waan ka guurnay waxaana u guurnay darusalm mar h**e inaan idiin la wadaago ayey Hayd lkn wan ka xumahy asxbey inshallh macamisha jogs muqdhisho iyo goboladaba waxan u samaynaynaa free delivery inshallh