Zeytuni Online

Zeytuni Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zeytuni Online, Shopping & retail, Mogadishu.

10/01/2026

🎥 KABO DUMAR JUMLO KALIYA 👠

✅ Kabo dumar casri ah
✅ Tayo sare
✅ Qiimo jumlo ah

📲 Dalbo Hadda
☎️ 0618618460

📏 Cabirrada: 5 sano | 6 sano | 7 sano | 8 sano | 9 sano | 10 sano🎀 Waxaa laga heli karaa 3 midab✨ Naqshad: Glitter + Tul...
02/01/2026

📏 Cabirrada: 5 sano | 6 sano | 7 sano | 8 sano | 9 sano | 10 sano
🎀 Waxaa laga heli karaa 3 midab
✨ Naqshad: Glitter + Tulle (Princess Dress)
🚚 Delivery degdeg ah
📞 Dalbo hadda: 0618618460
💖 Limited stock – ha seegin

30/12/2025

Skincare: Beenaha Laga Sheego & Shaqada Saxda Ah Uu Qabto
❌ Beenaaha laga faafiyo:
Haddii aad finaan lahayn, skincare uma baahnid
Skincare waxa isticmaalo dumar kaliya
Sunscreen wuxu khafiifiyaa maqaarka
✅ Shaqada saxda ah ee skincare qabto:
Skincare wuxuu maqaarkaaga siiya
Hydration / qoyaan💧
UV & environmental protection🌞
ka hortagga gabowga iyo wrinkles
Repair & maintenance dib-u-dhiska collagen, elasticity, iyo muuqaalkaaga dhallinyaranimo✨
Skincare maqaarka ma cadeeyo laakiin wuxuu ka dhigaa maqaarka mid caafimaad qaba, dhalaalaya, qoyaan leh oo ifaya hadii aad hesho skincare original ah🌟
🥀

22/12/2025

🚚 Delivery degdeg ah Dalbo hadda: 0618618460

Shapewear✨size-ka La heli karo: S, M, L, XL, 2XL Midabo kala duwan: 4 colors💰 Qiimaha: $6.5 kaliya💌 Order hada📲 WhatsApp...
20/12/2025

Shapewear✨
size-ka La heli karo: S, M, L, XL, 2XL
Midabo kala duwan: 4 colors
💰 Qiimaha: $6.5 kaliya
💌 Order hada
📲 WhatsApp: 0618618460

Set Qurux Badan oo Gabdhaha Yar Yar👗 Dress + Jacket SetCabirrada: 3 sano | 5 sano | 7 sano | 8 sanoMidabada: Pink | Dark...
17/12/2025

Set Qurux Badan oo Gabdhaha Yar Yar👗 Dress + Jacket Set
Cabirrada: 3 sano | 5 sano | 7 sano | 8 sano
Midabada: Pink | Dark Pink | White | Green | Red

🚚 Delivery degdeg ah Dalbo hadda: 0618618460
💖 Limited stock

04/11/2025

Daryeel, Qurux, iyo Dhalaal Zeytuni Online ugu imow💖

📱 Order & Contact: WhatsApp: 0618618460

30/10/2025

Haddii aad ka walwalsan tahay jeex-jeex / stretch marks, set-kan waa xalkaaga✨
🚚 Delivery degdeg ah
📲 Ka dalbo: 0618618460

Setka timaha ee TuniGrow💚TuniGrow Hair Mask & Oil waxay timaha siisaa nafaqo xoogan, dhalaal dabiici iyo korin deg deg a...
22/10/2025

Setka timaha ee TuniGrow💚

TuniGrow Hair Mask & Oil waxay timaha siisaa nafaqo xoogan, dhalaal dabiici iyo korin deg deg ah
Daryeelka timaha💆‍♀️✨

📞 Dalbo hadda 👉 0618618460

19/10/2025

TuniGrow Low Porosity Hair Oil waa saliid si gaar ah loogu talagalay timaha adag oo aan si sahlan u nuugin saliid💚

📦 Dalbo hada: WhatsApp 0618618460

09/09/2025

Alxamdulilaah Farxadda dhabta ah waxay ku jirtaa xusuusta Alle🤲🌺 🛍️

25/08/2025

Dalbo maanta si aad u hesho natiijooyin muuqda! 🚚📦

📲 WhatsApp: 0618618460

✨ Zeytuni Online✨

Address

Mogadishu

Telephone

+252616337971

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zeytuni Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zeytuni Online:

Share