BAAB Raqiis

BAAB Raqiis Waxaad ka helaysaa alaab raqiis ah oo taya leh

Ma dooneysaa in aad noqoto qof xor ka ah garaadka, aragti dheer, kaligii gaaro go’aano guulo u horseedi kara mustaqbalka...
06/06/2024

Ma dooneysaa in aad noqoto qof xor ka ah garaadka, aragti dheer, kaligii gaaro go’aano guulo u horseedi kara mustaqbalka noloshiisa. Fadlan iibso oo aqriso buuga “How to own your mind” oo uu qoray Napoleon Hill. Waxa haray tira yar ee yaan lagaa dhamaysanin ee naga soo dalbo.

061-5549078

Akhrinta buugaagta horumarinta shakhsi ahaaneed waxay kor u qaadi kartaa is-wacyigelinta, bixinta fikrado qiimo leh oo k...
28/01/2024

Akhrinta buugaagta horumarinta shakhsi ahaaneed waxay kor u qaadi kartaa is-wacyigelinta, bixinta fikrado qiimo leh oo ku saabsan ka gudubka caqabadaha, bixinta xeelado wax ku ool ah oo loogu talagalay dejinta yoolalka, iyo awood u yeelashada shakhsiyaadka si ay u koraan caadooyinka wanaagsan, ugu dambeyntiina gacan ka geysanaya kobaca shakhsi ahaaneed iyo guusha.

Lifaaqa hoose waxaad ka iibsan kartaa isla markaana la soo degikartaa 45 book oo ka hadlaayo hormarinta shaqsiyadaada.

Personal development is a powerful process that can enable deep positive and lasting change to how we see ourselves and the world. With personal development, you can realise your capabilities, unleash your potential, and achieve your goals.

Kaba taya sare leh, rag iyo dumar xaragadood noogu kaalay, qiimaha waa mid ku raali gelinaaya.
24/11/2023

Kaba taya sare leh, rag iyo dumar xaragadood noogu kaalay, qiimaha waa mid ku raali gelinaaya.

Maku hayaa muruq, ma dareentaa xanuun dhanka dhabarka ah, waxaan kuu haynaa qalab casri ah, raqiis ah, adiga aad isticma...
19/09/2020

Maku hayaa muruq, ma dareentaa xanuun dhanka dhabarka ah, waxaan kuu haynaa qalab casri ah, raqiis ah, adiga aad isticmaalikarto, Batari iyo korontaba ku shaqeynayo. Naga dalbo aan kuugu keeno halkaa joogto.

Maku dhib qabtaa fagaara kahadalka, ma awoodiweyday inaad fahamsiiso dulucda hadalkaaga dadka aad lahadlayso! Haday jawa...
17/09/2020

Maku dhib qabtaa fagaara kahadalka, ma awoodiweyday inaad fahamsiiso dulucda hadalkaaga dadka aad lahadlayso! Haday jawaabtaadu "haa" tahay fadlan iibso oo aqriso buuga shaashada kaaga muuqdo, waxaad ku arki doontaa isbadal muuqdo qaab hadalkaaga,

17/09/2020

Waxaad ku soo bandhigikartaa halkan ganacsigaaga, adeeg iyo agabba.

17/09/2020

Halkaan ku xayeysiiso, ku soo bandhigo, alaabtaada Celis & cuseyba.

Address

Talex-isgoys
Mogadishu

Telephone

+252619943770

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAAB Raqiis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BAAB Raqiis:

Share