Khulud Perfumes

Khulud Perfumes Khulud Perfumes waa Dukaan Online ah oo aad ka heleysid Barfuuno iyo Cataro tayo leh.

عيد الأضحى المبارك. كل عام وانتم بخير وصحة وسلامة، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
28/06/2023

عيد الأضحى المبارك.
كل عام وانتم بخير وصحة وسلامة، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

عيد الفطري المبارك.
كل عام وانتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Ciid Wanaagsan.

Barfuunada Ciidda. Ku ciid barfuuno tayo leh oo aad u caraf badan sidoo kale aan kaa go'eyn. Fadlan nagala soo xiriir Wh...
27/06/2023

Barfuunada Ciidda.
Ku ciid barfuuno tayo leh oo aad u caraf badan sidoo kale aan kaa go'eyn.
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp: 68 2417352

Keenista waa lacag la'aan Muqdisho gudaheed.
Khulud Perfumes

عيد الفطري المبارك. كل عام وانتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. Ciid Wanaagsan.
21/04/2023

عيد الفطري المبارك.
كل عام وانتم بخير، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Ciid Wanaagsan.

17/02/2023

Barfuuno Ragga loogu talagalay.

Hadda dalbo oo hadda hel, keenista waa lacag la'aan Muqdisho gudaheeda.

13/02/2023

Catar Hamsul Wuruud 20ml Al-Rehab

Waa catar dumar oo aa u caraf badan, qiimihiisa waa $15.

Keenista waa lacag la'aan Muqdisho gudaheed.

Halkan ka dalbo: https://wa.me/message/DYOJNJTGUOESJ1

08/02/2023

Protocol Intense Man 100ml

Caraf aad u macaan naftana ee jecleysaneyso, ragga ayaa loogu talagalay, tirada ka taalo aad ayee u yartahay ee yaan lagaa dhameysan.

Hadda dalbo oo hadda hel.

Our Online Store
03/02/2023

Our Online Store

Khulud Perfumes waa dukaan online ah oo aad ka heli karto dhamaan udugyada kala duwan sida Barfuunada, Catarada, Kareemyada iwm. 

Waa catarada Shirkadda Al-Rehab Perfumes oo aad u tayo wanaagsan waliba kamid ah kuwa loogu jecelyahay, rag iyo dumar we...
31/01/2023

Waa catarada Shirkadda Al-Rehab Perfumes oo aad u tayo wanaagsan waliba kamid ah kuwa loogu jecelyahay, rag iyo dumar wey wada isticmaali karaan.

Catar Anwar 20ml
Catar Laylatul Cumri 20ml
Catar Taj Al-Caruus 20ml
Catar Sharqiyah 20ml

Qiimaha waa $14

Keenista waa lacag la'aan Muqdisho gudaheed,
(Free Delivery in Mogadishu).

Waa barfuuno shirkadda Fragrances World oo aad u caraf badan oo aan muddo kaa go'eyn sida Authentic, Aqua De Classic, On...
28/01/2023

Waa barfuuno shirkadda Fragrances World oo aad u caraf badan oo aan muddo kaa go'eyn sida Authentic, Aqua De Classic, Oniro iyo Exchange Unlimited.

Dhamaantood waa 100ml ragga ayaa loogu talagalay waana isku qiimo $10.

Keenista waa lacag la'aan Muqdisho gudaheed (Free Delivery in Mogadishu).

Berries Weekend Pink 100ml Fragrances WorldType: Eau De Parfum Spray Gender: WomenBrand: Fragrances World Berries Weeken...
28/01/2023

Berries Weekend Pink 100ml Fragrances World

Type: Eau De Parfum Spray
Gender: Women
Brand: Fragrances World

Berries Weekend Pink waa barfuun dumar oo udgoon liin iyo jawi fresh ah aad ka dareemeyso.

Qiimihiisa waa $10 Free Delivery gudaha Muqdisho.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khulud Perfumes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khulud Perfumes:

Share