DHUUX

DHUUX Xarunta iibinta buugaagta

Subax wanaagsan aniga iyo DHUUX  waxaan ku sugannahay hoolka Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed (Somali Trade Show) oo ka ...
25/12/2023

Subax wanaagsan aniga iyo DHUUX waxaan ku sugannahay hoolka Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed (Somali Trade Show) oo ka dhacaya hotel HAYAAT KM4, Muqdisho-Soomaaliya.

Maalinkii labaad ayaa inoo bilowday, Alle mahaddii.

DHUUX IYO DHIGAALLO TAYEYSANQuudka maskaxdu waa akhriska, qoraalkaana shidaal u ah.👈Kii kaa anfaca, waa kuu diyaare kaal...
07/08/2023

DHUUX IYO DHIGAALLO TAYEYSAN

Quudka maskaxdu waa akhriska, qoraalkaana shidaal u ah.👈

Kii kaa anfaca, waa kuu diyaare kaalay dalbo.

Kala xiriir:

0619838000/0625919534/684045240

Bandhiggii Garaad-kobac iyo kaalintii DHUUX.
07/08/2023

Bandhiggii Garaad-kobac iyo kaalintii DHUUX.

Si aad hanti kugu filan u abuurto waxa ay rabtaa dadaal, isku day, feker iyo dulqaad fara badan.Ma jiro isbeddel aan sab...
09/11/2022

Si aad hanti kugu filan u abuurto waxa ay rabtaa dadaal, isku day, feker iyo dulqaad fara badan.

Ma jiro isbeddel aan sabab la socon, sidoo kalana ma jiro dhaqaale aan dhidid iyo dhabar adeyg la socon.

FAKAR OO HODON NOQO.

Akhrisku waa shidaalka maskaxda iyo kobaca aqoonta.Buuggee maanta kuu furan?
24/10/2022

Akhrisku waa shidaalka maskaxda iyo kobaca aqoonta.

Buuggee maanta kuu furan?

18/10/2022

Kusoo dhawoow DHUUX Bookshop iyo dhiggaallo tayeysan. Waxa aan marti ku aheyn Bandhigga bugaagta nabadda Gaalkacyo. Gaalkacyo Peace Book Fair oo muddo laba maalin ah ka socday magaalada Gaalkacyo.

Nabaddu waa udub dhaxaadka nolosha.❣❣❣

Dhuux iyo dhigaallo tayeysan waxa ay diyaar ku yihiin Gaalkacyo Peace Book Fair.
12/10/2022

Dhuux iyo dhigaallo tayeysan waxa ay diyaar ku yihiin Gaalkacyo Peace Book Fair.

Waa diyaar dhiganayaashaas iyo qaar kalaba.Nagu soo booqo City Coffee kasoo horjeedka Jaamacadda City qaybta Taleex. Dab...
07/10/2022

Waa diyaar dhiganayaashaas iyo qaar kalaba.

Nagu soo booqo City Coffee kasoo horjeedka Jaamacadda City qaybta Taleex. Dabaqa sare ee SOM OIL. Ama nagala soo xariir taleefannadaan.

0619838000/0625919534/0684045240.👈

Jubraan oo in yar ka tilmaamaya quruxda Salma (  Shakhsiyadda ugu muhiimsan ee sheekada GARBABEEL)."Salma waxa ay ahayd ...
01/10/2022

Jubraan oo in yar ka tilmaamaya quruxda Salma ( Shakhsiyadda ugu muhiimsan ee sheekada GARBABEEL).

"Salma waxa ay ahayd gabar jirkeeda dhuubani uu ka soo dhex muuqdo dharkeeda cad ee xaririta ah sidii kaah dayax oo dariishadda ka soo galay, tallaabo qaadkeeda iyo degganaan u socodkeeda waxa aad mooddaa sidii laxammo aad inta loogu farayaraystay kala dambeeya, codkeeda waxa uu ahaa mid hoose oo ay xabeeb yari kala jarjarayso, cod sidii ubax ay dabayli dharbaaxday oo dhada ka dhibcayso oo kale uga soo shubmaya dibnaheeda dhiinka ah.........Quruxda Salma ma ahan timaheeda dahabiga ah, balse waa kaaha qarinaya, ma ahan indhaheeda waawayn, waase ilayska ka soo baxaya, quruxdeeda maba aha faruuryaheeda ubax la moodka ah, waase erayada macaan ee ka soo burqanaya, mana ahan qoorteeda dheer, ee waa jalleecadeeda.
Quruxda Salma, marnaba ma ahan dhammaysnimada jirkeeda, ee waa xaladhalaynimada ruuxdeeda."

Qoraaga buugga: Jubraan Khaliil

Turjumada: Ashraf

Waa kuu diyaar ee nagala soo xiriir:

0684045240/0625919534/0615919534.

Waa diyaar buugaagtan, nagu soo booqo xarunta ama ka dalbo halkan si laguugu keeno halka aad joogto.
01/10/2022

Waa diyaar buugaagtan, nagu soo booqo xarunta ama ka dalbo halkan si laguugu keeno halka aad joogto.

30/09/2022

Akhristaha maanta waa qoraaga berri.

Address

Mogadishu

Telephone

+252619838000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DHUUX posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DHUUX:

Share

Category