10/07/2025
Waxa galabta daahfureenaa tartankii academyaasha degmada dharkeenley maanta oo qamiis eh galabta garoonka saldhiga galbeed ee bacaadka ka daahfrumaayo tartanka dhalinyarada academyaasha si aan u helno ciyaartoy da,yar insha alah sportga wa is dhexgalka dhalinyarada waa meesha kaliya laga helo farxada walaalnimada is jeceelka ixtiraamka dhaman dhalinyarada waxa habeen iyo maalin u taaganahay waa idinka si aad uga hormartaan asaagiina guuleesta