Suudi Shop

Suudi Shop Halkani waa madasha ganacsiga online ka ah ee Suudi Shop. Waxaa ku qanacsanahy in aanu kuu adeegno. hadafkeenu waa adeeg hufan.

Ku raaxeeso
29/12/2022

Ku raaxeeso

Waa maxay cryptocurrency?
26/11/2022

Waa maxay cryptocurrency?

Cryptocurrency waa lacag digital ah. Ka duwan lacagta caadiga ee aan garaneeno, mana jirto cid maamusha sida dowlad ama bank. W...

Suuqa Crypto currency ayaa gaaray darajada trillion.Bitcoin: 449.5BEthereum: 188B
20/07/2022

Suuqa Crypto currency ayaa gaaray darajada trillion.
Bitcoin: 449.5B
Ethereum: 188B

Tony Blair ayaa sheegy in dagaalka Ukrian uu muujinaayo meelaha awoodii reer galbeedka sii yaraaneeso halka Chaina oo ka...
20/07/2022

Tony Blair ayaa sheegy in dagaalka Ukrian uu muujinaayo meelaha awoodii reer galbeedka sii yaraaneeso halka Chaina oo kaashanaya russia uu awoodiisa kor u sii kaceeso.
Maxay kula tahay adi.

Sirdoonka millatariga Ingiriiska ayaa Isniintii sheegay in Ruushku uu  adeegsaday kooxda calooshood u shaqeestayaalka ga...
18/07/2022

Sirdoonka millatariga Ingiriiska ayaa Isniintii sheegay in Ruushku uu adeegsaday kooxda calooshood u shaqeestayaalka gaarka ah ee si uu u xoojiyo ciidamadooda safka h**e ee dagaalka Ukraine.

Madaxa fulinta ee Tesla Inc Elon Musk ayaa sheegay Jimcihii in baabuurta korantada ay hoos u dhigi doonan qiimaha baabuu...
18/07/2022

Madaxa fulinta ee Tesla Inc Elon Musk ayaa sheegay Jimcihii in baabuurta korantada ay hoos u dhigi doonan qiimaha baabuurta haddii sicir-bararka uu hoos u dhaco.
Musk, oo in ka badan 100 milyan oo taageerayaal ku leh Twitter-ka, ayaa ka jawaabayay tweet-ka Jimcihii oo la waydiiyay haddii shirkaddu ay leedahay wax qorsha ah oo lagu dhimayo qiimaha ay kor u qaadday si ay uga adkaato masiibada covid 19.
"Hadii sicir bararka uu hoos u dhaco qiimaha hoos ayaa u dhigeen" ayuu ku jawaabat Musk.

After we see the poor service of our country, we try to make an online platform that our customers can order their own n...
29/10/2021

After we see the poor service of our country, we try to make an online platform that our customers can order their own needs without losing time as possible. we began we get a good reaction.

Address

Wadnaha Street, Warta Nabada
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:15
Wednesday 06:00 - 09:15
Thursday 06:00 - 21:15
Friday 06:00 - 09:15
Saturday 06:00 - 21:15
Sunday 18:00 - 21:00

Telephone

+252612571989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suudi Shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suudi Shop:

Share