14/03/2026
🎨 FURSAD SHAQO – GRAPHIC DESIGNER
Shirkadda Dalab Gifts waxay raadineysaa Graphic Designer hal qof oo ku biira kooxda.
📍 Goobta: Mogadishu
👤 Boosaska: 1 (Hal qof)
💰 Mushahar: $150 / Month
📚 Training: 1 bil oo tababar ah
⏰ shift ga: 8:00 Am to 18:00 PM
📌 Shaqada laga rabo qofka:
• Inuu design gareeyo alaabaha customized-ka ah ee shirkaddu sameyso.
• Sida Frames (sawirada frame-ka), Cups, iyo gifts kale oo la personalize gareeyo.
• Diyaarinta designs nadiif ah oo soo jiidasho leh oo ku saleysan dalabka macaamiisha.
🔹 Shuruudaha:
• Inuu leeyahay xirfad Graphic Design
• Inuu ugu yaran leeyahay 1 sano qibrad ah
• Hal-abuur iyo awood uu ku sameeyo designs qurux badan oo tayo leh.
• Fahamka iyo fulinta designs gaar ah oo macaamiishu dalbadaan
✅ Haddii aad leedahay xirfad Graphic Design oo aad jeceshahay inaad sameyso designs cusub, tani waa fursad kuu fiican.
📩 Soo dir CV-gaaga WhatsApp:
📱 0613256566
⏰ Ha seegin fursaddan!