25/08/2025
🎯Qiima dhimis 50%
Dansoor Academy waxa uu kuu diyaariyey koorso xirfadeed oo kaa caawinaysa inaad barato sida looga tukaameysto webbsite ka Alibaba, alaabta loo soo dejiyo, looguna iibiyo gudaha dalka!
🚀 Ku bilow safarkaaga ganacsi maanta!
📚 Casharro faahfaahsan oo lagugu barayo tillaabo kasta
🌍 Wax ka baro suuqyada caalamiga ah iyo sida aad faa’iido u heli karto
✅ Fursad shaqo abuur ah & ganacsi dhab ah!
☎️ Waxii Faahfaahin ah: 0619245155
Ardayda waa ay xadidan yihiin! 🕐
La wadaag saaxiibadaa si aysan uga harin!
⏳ Koorso kooban oo waxtar badan – ha moogaan!