Maciin Online Market

Maciin Online Market Maciin Online Market (MOM) is online Shopping retail company that offers a variety of consumer goods

Hambalyo! Ciid wanaagsan dhamaan ummada muslimka ah gaar ahaan ummada Soomaaliyeed.
28/06/2023

Hambalyo! Ciid wanaagsan dhamaan ummada muslimka ah gaar ahaan ummada Soomaaliyeed.

๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐ƒ waxa uu jirka u leeyahay faa'idooyin badan oo ay ka mid tahay koritaanka lafaha, jirka in uu helo calcium ku f...
18/02/2023

๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐ƒ waxa uu jirka u leeyahay faa'idooyin badan oo ay ka mid tahay koritaanka lafaha, jirka in uu helo calcium ku filan, Sare uqaadida difaaca jirka iyo faa'idooyin kale oo badan sida:

โœ…๏ธ Dhismaha iyo koriimada Lafaha
โœ…๏ธ Sare u qaadida Difaaca Jirka
โœ… Ka hortaga cudurada ku dhaca wadnaha
โœ… Sare uqaadida Shaqada Murqaha
โœ… Yareynta iyo ka hortaga cudurada Sokorta, dhiig karka, iyo Cancer ka...............................................................................................................................................

๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š $๐Ÿ๐Ÿ
Hada ka Dalbo Maciin Online Market oo hada hel
๐Ÿ“ž 0619938838
WhatsApp: 61 9938838
โœ… Hada dalbo oo Hada Hel๐Ÿ›’
โœ… Keenistu waa bilaash

Macaamiil Sharafta leh waxaa idin keenay ๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐€๐ข๐ซ ๐‚๐จ๐ง๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ž๐ซ |๐Œ๐ฎ๐ค๐ž๐ž๐Ÿ ๐ฒ๐š๐ซ oo aad saaran karto koobadiinka ama miiska wax...
15/02/2023

Macaamiil Sharafta leh waxaa idin keenay ๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐€๐ข๐ซ ๐‚๐จ๐ง๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ž๐ซ |
๐Œ๐ฎ๐ค๐ž๐ž๐Ÿ ๐ฒ๐š๐ซ oo aad saaran karto koobadiinka ama miiska waxa aad ku shubaysaa biyo kadibna hawada kukul ayuu badelayaa qawoow jawiga qolki oo idil wuu qabojinaya.

โœ… Waxa uu isticmaalaya jaajarka Mobile-ka
โœ… Wuxuuna hawada kulul islamarkiiba u badalayaa Qabow aad u macaan.
โœ… Xafiis iyo guri waa loo isticmaali karaa

Hadda ka dalbo ๐Œ๐š๐œ๐ข๐ข๐ง ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ oo hada Hel
๐Ÿ’ต๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š $๐Ÿ๐Ÿ

Nagal soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ +252619938838
Whatsapp: +252619938838
Keenista wa bilaash | Free Delivery

Meel walba aad joogto wa lagu kenaa
Hada dalbo oo hada hel

Dhamaan Macamiisheena Sharafta Leh waxaa idiin keenay Saliida timahaa soo celineyso ee ๐’๐จ๐ฎ๐ญ๐ก๐ฆ๐จ๐จ๐ง ๐‡๐š๐ข๐ซ ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐Ž๐ข๐ฅWaa Sali...
14/02/2023

Dhamaan Macamiisheena Sharafta Leh waxaa idiin keenay Saliida timahaa soo celineyso ee ๐’๐จ๐ฎ๐ญ๐ก๐ฆ๐จ๐จ๐ง ๐‡๐š๐ข๐ซ ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐Ž๐ข๐ฅ
Waa Saliid mudo kooban kuso celineyso timaha kaana daaweyneyso bidaarta iyo timo daadashada.

๐’๐š๐ฅ๐ข๐ข๐๐š ๐ฌ๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐ฆ๐จ๐จ๐ง ๐ฐ๐š๐š - ๐Ž๐ซ๐ข๐ ๐ข๐ง๐š๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ%
Saliidani waxay daawo u tahay:
โœ… Bidaarta
โœ… Timaha jajabaya
โœ… Timaha daadanaya

Hadda ka dalbo ๐Œ๐š๐œ๐ข๐ข๐ง ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ oo hada Hel

๐Ÿ’ต๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š $๐Ÿ๐Ÿ–

Nagal soo xiriir:
โ˜Ž๏ธ +252619938838
Whatsapp: +252619938838

Keenista wa bilaash | Free Delivery
Meel walba aad joogto wa lagu kenaa
Hada dalbo oo hada hel

๐–๐š๐š๐ฐ!!! ๐‚๐š๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ž ๐ญ๐ž๐š | ๐‚๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ง๐ญ๐š ๐‹๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐š๐ญ๐ž๐ž๐ฒ๐จMacaamiil waxaan kuu keenayCaleenta la isku Caateeyo ee Catherine tea, ...
12/02/2023

๐–๐š๐š๐ฐ!!! ๐‚๐š๐ญ๐ก๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ž ๐ญ๐ž๐š | ๐‚๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ง๐ญ๐š ๐‹๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐œ๐š๐š๐ญ๐ž๐ž๐ฒ๐จ
Macaamiil waxaan kuu keenayCaleenta la isku Caateeyo ee Catherine tea, waxayna si dhaqsi badan u jaraysaa Caloosha, hadaba yaa laga dhamaysan oo soo gaar Maciin Online Market.

๐‘พ๐’‚๐’™๐’‚ ๐’‚๐’š ๐’Œ๐’‚๐’‚ ๐‘ช๐’‚๐’‚๐’˜๐’Š๐’๐’†๐’š๐’”๐’‚๐’‚:
โœ… Inaad miisankaaga ku dhinto mudo yar
โœ… Waxay ka caawineysaa ka saarida sunta jirka ku jirta ee sababta xeerta faraha badan.
โœ… Waxay si buuxda u dhalaalisaa dufanka ku kaydsan caloosha.
โœ… Caloosha iska jar adiga oo Gym aadin guriga jooga

Caleenta Catherine waxaa laga sameeyay dhir dabiici ah 100% mana lahan waxyeelo caafimaad.

๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ Qiimaha waa mid ku raali gelinaya waana $๐Ÿ๐ŸŽ ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ
๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰ ๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™ก๐™—๐™ค ๐•ธ๐–†๐–ˆ๐–Ž๐–Ž๐–“ ๐•บ๐–“๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š ๐•ธ๐–†๐–—๐–๐–Š๐–™ ๐™ค๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ƒ๐™š๐™ก

Nagala Soo Xiriir | Contact US
๐Ÿ“ฒWhatsApp 0619938838
๐Ÿ“žAma wac 0619938838
๐Ÿšš๐Ÿšš ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ | ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐Ÿ›’๐Ÿ›’
Online Market

๐Ÿ”ฅ๐—Ÿ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐˜† ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ช๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐—ป ๐—ช๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ช๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต P๐—น๐˜‚๐˜€ ๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐˜๐˜€ ๐Ÿ”ฅ|  waa Set ka kooban saacad iyo Afar jijin ee dumarka xirtaan.Waa saac...
12/02/2023

๐Ÿ”ฅ๐—Ÿ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐˜† ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ช๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐—ป ๐—ช๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ช๐—ฎ๐˜๐—ฐ๐—ต P๐—น๐˜‚๐˜€ ๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐˜๐˜€ ๐Ÿ”ฅ| waa Set ka kooban saacad iyo Afar jijin ee dumarka xirtaan.
Waa saacad iyo Jijimo soo saareysa quruxda labiskaada ahna kuwa loogu jecelyahay isticmaal kooda.

๐‹๐š๐ฆ๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง๐ž ๐—๐š๐ซ๐š๐ ๐š๐๐š ๐‹๐š ๐ข๐ฌ๐๐ก๐ž๐ž๐ซ ๐˜๐š๐ก๐š๐ฒ

๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ Qiimaha waa mid ku raali gelinaya waana $๐Ÿ๐Ÿ ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ

๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰ ๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™ก๐™—๐™ค ๐•ธ๐–†๐–ˆ๐–Ž๐–Ž๐–“ ๐•บ๐–“๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š ๐•ธ๐–†๐–—๐–๐–Š๐–™ ๐™ค๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ƒ๐™š๐™ก
Nagala Soo Xiriir | Contact US
๐Ÿ“ฒWhatsApp 0619938838
๐Ÿ“žAma wac 0619938838
๐Ÿšš๐Ÿšš ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ | ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐Ÿ›’๐Ÿ›’

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐‡๐ž๐ซ๐›๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ข๐ซ | ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐‘๐š๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐›๐š!!!๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅMa ka Cabaneysaa ciro? Timaha oo midabkooda badalma? Ama ...
12/02/2023

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐‡๐ž๐ซ๐›๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ข๐ซ | ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐“๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐‘๐š๐  ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐›๐š!!!๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ
Ma ka Cabaneysaa ciro? Timaha oo midabkooda badalma? Ama u muuq e kaada mid gurmeysa ama nafaqo dari heysa?
Hadaba waxa aan ku heynaa xalka intaas oo dhan waa ๐‡๐ž๐ซ๐›๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ข๐ซ
Waxa ay kaa Caawineysaa
โœ… So celinta bilacda iyo quruxda tintaada
โœ… Koritaanka timaha
โœ…Waxay si gaar ah faa'iido ugu leedahay dadka ka cabanaya cirrada timaha soo degdega.
โœ… Nafaqeenta Timaha
โœ…Timahaagu si dabiici ah ayay u madoobanayaan iyada oo aan waxyeello lahayn.
โœ…Mudo afar isbuuc ah ayee tintaada kuso celineysaa midabkeeda asalka madowga ahaa.

๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐š $๐Ÿ๐Ÿ– ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ
๐๐: Malahan wax chemical ah oo waxaa laga sameeyay dhir

๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™–๐™ก๐™—๐™ค ๐•ธ๐–†๐–ˆ๐–Ž๐–Ž๐–“ ๐•บ๐–“๐–‘๐–Ž๐–“๐–Š ๐•ธ๐–†๐–—๐–๐–Š๐–™ ๐™ค๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™™๐™– ๐™ƒ๐™š๐™ก
๐Ÿ…๐Ÿ…๐Ÿ…–๐Ÿ…๐Ÿ…›๐Ÿ… ๐Ÿ…ข๐Ÿ…ž ๐Ÿ…ง๐Ÿ…˜๐Ÿ…ก๐Ÿ…˜๐Ÿ…˜๐Ÿ…ก
๐Ÿ“ฒWhatsapp 0619938838
๐Ÿ“žAma wac 0619938838
๐Ÿšš๐Ÿšš ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐ƒ๐ž๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ | ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐Ÿ›’๐Ÿ›’

๐Ÿ”ฅMALABKA MACUN WAA [โค๏ธfarxada lamaanaha โค๏ธ]๐Ÿ”ฅWaa Malab Dabiici ah oo laga keenay wadanka turkey.Waxaa loo isticmaalaaโœ…joo...
11/02/2023

๐Ÿ”ฅMALABKA MACUN WAA [โค๏ธfarxada lamaanaha โค๏ธ]๐Ÿ”ฅ
Waa Malab Dabiici ah oo laga keenay wadanka turkey.

Waxaa loo isticmaalaa
โœ…joojinta biyo baxa deg dega ah
โœ…xoojinta awooda ragnimo
โœ…kor u qaadida rabitaanka
โœ…badinta shahwada
โœ…dheereynta waqtiga xaajada

Dhamaan dadki isticmaalay Malabka Macuun wey mahdiyeen โค๏ธโค๏ธ
๐Ÿ›’๐Ÿ›’๐Ÿ›’ HADA DALBO OO HADA HEL

๐Ÿššโœˆ๏ธkeenistu waa bilaash | Free Delivery

Call๐Ÿ“ž0619938838 whatsapp riix linka hoose๐Ÿ‘‡
https://wa.me/+252619938838

๐Ÿ”ฅ ๐†๐ˆ๐๐†๐„๐‘ ๐„๐’๐’๐„๐๐“๐ˆ๐€๐‹ ๐Ž๐ˆ๐‹ | ๐’๐€๐‹๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€ ๐‹๐€๐†๐” ๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜๐Ž ๐—๐„๐„๐‘๐“๐€ ๐Ÿ”ฅGinger Essential oil waa Saliid si fudud aad iskaga yareen karto x...
09/02/2023

๐Ÿ”ฅ ๐†๐ˆ๐๐†๐„๐‘ ๐„๐’๐’๐„๐๐“๐ˆ๐€๐‹ ๐Ž๐ˆ๐‹ | ๐’๐€๐‹๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€ ๐‹๐€๐†๐” ๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜๐Ž ๐—๐„๐„๐‘๐“๐€ ๐Ÿ”ฅ

Ginger Essential oil waa Saliid si fudud aad iskaga yareen karto xeerta jirka oo idil mudo koban. Waana saliid laga sameeyay geedo dhir dabiici ah 100%.

๐Ÿ”ฅQiime Naftaada iyo Quruxdaada๐Ÿ”ฅ

โฐ Hada ka dalbo Maciin Online Market oo Hada Hel ๐Ÿ›’

Kala Xiriir ๐Ÿ“ž +252619938838
๐Ÿšš FREE DELIVERY | Keenistu waa bilaash
Whatsapp: +25261 3871212

๐Ÿ”ฅ๐Œ๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐๐Ÿ• | ๐๐Ÿ• ๐†๐จ๐ฅ๐ ๐„๐ฉ๐ข๐ฆ๐ž๐๐ข๐ฎ๐ฆ ๐‡๐จ๐ง๐ž๐ฒ๐Ÿ”ฅWaa malab dabiici original Turkey ah:โœ…๏ธ Waxa uu sare uqaadaya dareenka raga โœ…๏ธ Daa...
09/02/2023

๐Ÿ”ฅ๐Œ๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐๐Ÿ• | ๐๐Ÿ• ๐†๐จ๐ฅ๐ ๐„๐ฉ๐ข๐ฆ๐ž๐๐ข๐ฎ๐ฆ ๐‡๐จ๐ง๐ž๐ฒ๐Ÿ”ฅ
Waa malab dabiici original Turkey ah:
โœ…๏ธ Waxa uu sare uqaadaya dareenka raga
โœ…๏ธ Daaweynta biyo baxa degdega ah
โœ…๏ธ Adkeynta xubinta taranka
โœ…๏ธ Sare uqaadida Himi Yarida Raga

๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ ๐๐‘๐ˆ๐‚๐„ | ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€๐€ $๐Ÿ๐Ÿ“ ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ๐Ÿ’ธ

HADA KA DALBO MACIIN ONLINE MARKET
Kala Xiriir:
๐Ÿ“ž0619938838 Whatsapp: +252619938838

Free delivery meelkasta aad jogtid lagugu kenaa

๐‡๐€๐ˆ๐‘ ๐‚๐€๐‘๐„ ๐’๐„๐“ | AGABKA DAWEYNTA TIMAHA๐Ÿ”ฅGMP Certified | 100% Original Made in Thailand๐Ÿ‘ Waa Xalkaโœ” Daaweynta Bidaartaโœ” Da...
08/02/2023

๐‡๐€๐ˆ๐‘ ๐‚๐€๐‘๐„ ๐’๐„๐“ | AGABKA DAWEYNTA TIMAHA
๐Ÿ”ฅGMP Certified | 100% Original Made in Thailand

๐Ÿ‘ Waa Xalka
โœ” Daaweynta Bidaarta
โœ” Daaweynta timaha gurma /daata
โœ” Daaweynta timaha aan bixin
โœ” Soo celinta rajada timahaaga ee luntay

๐๐‘๐ˆ๐‚๐„ | ๐๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐€ $๐Ÿ๐Ÿ‘
๐Ÿ™Noo Kaalay aad noqotid timo bulbul

โœ… Hada dalbo oo Hada Hel๐Ÿ›’

Nagala Soo Xiriir:
WhatsApp: +252 619938838
Ama Wac ๐Ÿ“ž 0619938838

Free Delivery | Keenistu waa bilaash

๐“๐„๐๐“๐„๐— ๐…๐Ž๐‘๐“๐„ | ๐๐ˆ๐˜๐€ ๐๐€๐—๐€ ๐ƒ๐„๐†๐ƒ๐„๐†๐€Tentex  Forte waa kaniini ka sameysan Dhir Dabiici waxaa na Sameesay Shirkada Weyn ee Hi...
08/02/2023

๐“๐„๐๐“๐„๐— ๐…๐Ž๐‘๐“๐„ | ๐๐ˆ๐˜๐€ ๐๐€๐—๐€ ๐ƒ๐„๐†๐ƒ๐„๐†๐€
Tentex Forte waa kaniini ka sameysan Dhir Dabiici waxaa na Sameesay Shirkada Weyn ee Himalaya Wellness oo la aas aasay 1930-ki.

Kaniinigan waxa uu uu waxtar u leeyahay Raga:
โœ… kor u qaadaya awoodda galmada iyo hammiga galmada
โœ… Wuxuu awood u yeelayaa xubinka taranka ragga
โœ… Qofka daal ma dareemaayo oo jirka waxa ay siisaa tamar

๐….๐†: Waxba uma dhibeyso dadka qaba Dhiig kar, Sokor iyo Gaas.

Hada dalbo oo Hada Hel๐Ÿ›’
๐Ÿ“ž 061 9938838
FREE DELIVERY | Keenistu waa bilaash
WhatsApp: +252619938838

Address

Mogadishu

Telephone

+252615544391

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maciin Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maciin Online Market:

Share

Category