Sayladda

Sayladda Sayladda waa suuq hab online-ah wax loogu kala iibsado. Shirkadda Sayladda waxay kaa caawinasaa in

Qiyamkeena (Our vision)

In aan noqono Suuqa ugu weyn Geeska Afrika (EastAfrica) ee
ganacsiga Online-ka wax lagu-kala gato. Himilooyinkeena (Our Mission)

• In aan siino Macaamiishayada adeeg ah 24/7
• In aan kordhino dakhliga ganacsigaaga
• In aan kugu xidhno kumanaan macaamiil ah oo wax kaa iibsada
• In aan si'dhaw ula socono shixnahada/dalabaadka
macaamiishayada

Adeega aan bixino (Our service

s)

• Shirkadda Sayladda waxay kuu abuurasaa madal aad ganasigaaga kusoo bandhigto.

• Shirkadda Sayladda waxay kaa caawinasaa in aad iibka ganacsigaaga kor u qaado.

• Shirkadda Sayladda waxay kaa caawinasaa in aad hesho macaamiil
badan oo kaa iibsata alaabaha aad ka ganacsato.

• Hadii aad tahay ganacsadeka-ganacsada dhamaan alaabaha Dumarkaay isticmaalaan (women'sfashion), alaabaha Raga ay isticmaalaan (Men's fashion), alaabaha Isqurxinta (Cosmetics), elektaroonigis(Electronics) iyo wixii lamida waxaad ka mid noqon kartaa macaamiisha Sayladda/

25/09/2023
 Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah.Fadlan nasoo booqo o...
16/07/2023

Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah.
Fadlan nasoo booqo oo Kafaa-iidayso qiimadhista balaadhan.

 Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah.Fadlan nasoo booqo o...
18/04/2023

Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah.
Fadlan nasoo booqo oo Kafaa-iidayso qiimadhista balaadhan.

Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.
Land-line: 844 455
Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

  Macaamiisha sharafta leh, waxaan  idiin keenay   oo tayoleh.Dharkan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada dalka oo dhan....
16/12/2022

Macaamiisha sharafta leh, waxaan idiin keenay oo tayoleh.
Dharkan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada dalka oo dhan.

Dear customers, we bring you quality Tracksuits.
You can order these Tracksuits across the country.
Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.

Land-line: 844 455
Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

  Macaamiisha sharafta leh, waxaan  idiin keenay   tayo leh.Dharkan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada dalka oo dhan.  ...
16/12/2022

Macaamiisha sharafta leh, waxaan idiin keenay tayo leh.
Dharkan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada dalka oo dhan.

Dear customers, we bring you quality .
You can order these clothes across the country.
Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.
Land-line: 844 455

Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

 Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah alaabaha qaar.Fadlan...
12/07/2022

Macaamiisha Sayladda waxaan idiinku bishaaraynanaa in aan samaynay qiimadhimis balaadhan oo 50% ah alaabaha qaar.
Fadlan nasoo booqo oo Kafaa-iidayso qiimadhista balaadhan.

Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.
Land-line: 844 455
Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

 Waxaan halkan hambalyo uga diraynaa umadda Musliinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Ciidan ciideeda caafimaad, nabad i...
09/07/2022

Waxaan halkan hambalyo uga diraynaa umadda Musliinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed. Ciidan ciideeda caafimaad, nabad iyo barwaaqo ku gaara ayaan leenahay.

HambalyoWaxaan hambalyo udiranaa umadda Soomaaliyeed 62 sano guuradii kasoo wareegtay maalintii Gobolada Waqooyi ee dalk...
26/06/2022

Hambalyo
Waxaan hambalyo udiranaa umadda Soomaaliyeed 62 sano guuradii kasoo wareegtay maalintii Gobolada Waqooyi ee dalkeena ay xorriyadda qaateen 26-June 1960.

  Macaamiisha sharafta leh, waxaan  idiin keenay   tayo leh.waana kuwii ugu danbeeye oo ay   idin keentowaxaad kasoo dal...
25/06/2022

Macaamiisha sharafta leh, waxaan idiin keenay tayo leh.
waana kuwii ugu danbeeye oo ay idin keento
waxaad kasoo dalban kartaa dhamaan gobolada dalka oo dhan.

Dear customers, we bring you quality
You can order these products across the country.

Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.
Land-line: 844 455
Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

Eid mubarak!كل عام وانتم بخير
02/05/2022

Eid mubarak!
كل عام وانتم بخير

  Macaamiisha sharafta leh, waxaan  idiin keenay   Sandal ah oo tayo leh.Kabahaan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada da...
27/04/2022

Macaamiisha sharafta leh, waxaan idiin keenay Sandal ah oo tayo leh.
Kabahaan waxaad kasoo dalban kartaa gobolada dalka oo dhan.

Dear customers, we bring you quality .
You can order these products across the country.
Address: Km4, Somoil building, 2nd floor, Mogadishu, Somalia.
Land-line: 844 455
Call Us & WhatsApp Now: +252 61 475 4448
Somtel: +252 62 475 4448
Email us: [email protected]

Address

Km4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sayladda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sayladda:

Share